Mareykanka Oo Gawaadhi Aaney Xabaddu Karin Soomaaliya Ugu Deeqay

Warar

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta guddoomay 6 gaadhi oo nooca aan Xabaddu Karin ah.

gaar5-533x261

Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa gaadiidkan ugu deeqday dowlada Somalia waxaana munaasabad kooban oo uu Wasiirku ku guddoomayay Gaadiidkaasi lagu qabtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga, taasoo ay goob joog ka ahaayeen wafdi ka socda dowlada Mareykanka.

Saraakiisha ka socotay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa sheegay in gaadiidkan ugu tala galeen in lagu kaabo Wasaaradda difaaca Soomaaliya, si ay ugu qabato howlaha ay qabato.

Dhowaan ayay aheyd markii dowlada Maraykanku hakisay sahaydii ay siin jirtey ciidamada Milatariga Somalia kadib markii ay soo baxeen arrimo la xiriira wax isdaba marin. Baahsan Oo Ka Dhex Jirtay Waaxda Saadka Ee Ciidanka Soomaaliya

Hakintaas Waxaa A Badbaaday Oo Iyagu Aan Musuqmaasuqa Ku Lug Yeelan Ciidamada Xoogga Dalka Qeybta Jubaland Ee Saldhigoodu Yahay Jaamacadda Kuwaas Oo Aan Iyagu Wax Hakin Ah Aan Lagu Sameyn Saadkii Ay Heli Jireen

Wadani Ali Qorahay Media

253 total views, 0 views today

Share
Warar
Qasnad Farax waa magaca gabay ay hadda tirisay Abwaanad Roda Ibrahim C. Gurey

Abwaanad Roda Ibarhim C.Gurey (Afjano) ayaa hadda barteeda Facebook soo dhigtay gabay kooban oo qoraal ah kaas oo ay ku cabirtay dareenkeeda ku aadan xabsiga uu ilahay Bashiir Axmed Makhtal ka soo saaray, gabayga oo ay abwaanadu ugu wan qashay Qasnad Farax ah ayay qayb hordhac ah bulshada u soo …

2,463 total views, 0 views today

Share
Warar
TAARIIKHDU WAA DHAXAL

Garaad makhtal daahir rabi naxaristi jano haka waraabiyo wuxuu mudo dheer Jeel ka maanta bashiir kasoo baxay ugu xidhnaa dawlada Ethiopia Waxa kaliya ee Loo haystay waa mabdi iisa gobonimo doon ilahay haw naxariistee makhtal dahir akhirki waa lasoodayay, hadafkiisi gobonimo doon halkii ayuu ka watay ilaa mawdku u yimid …

2,950 total views, 0 views today

Share
Warar
Shacabkii ku bara kacay colaada Ogaadeenya & Oromia laga dhex abuuray oo xaaladooda laga dayrinayo

Warar Qorahay media gudaha Ogaadeenay ka soo gaadhay ayaa sheegaya xaalad halis ah oo ay ku suganyihin dad aad u badan oo kamida haa shacabkii Soomalaida ah ee ku soo baro kacay colaada uu gumaysigu Ethiopia ka dhex huriyay labada sjhacab ee walaalaha aha waa Soomaalida Ogaadeenya & shacabka Oromia, …

8,570 total views, 0 views today

Share