Feb 12, (2013 (QOL)
Wararka hadda naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeenya
ayaa sheegaya Ciidanka Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya oo
weerar qorshaysan saaka barqinkii ku qaaday Kolonyo Ciidan
Itoobiyaan ah marayay meesha loo yaqaano Sagala & Dallaad
oo ka tirsa Gobalka Qorahay.

Wararku wuxuu intaas ku darayaa in halkaas
lagu gubay 2 Baabuur oo ciidan ah halkan khasaare badana
loo gaysatay Ciidankii saraa baabuurtii kale.
Qorshan weerarka oo ay qadeen CWXO ayay ku
ragaadiyeen Kolanyadii gumaysiga Itoobiya oo ku dhacayfilansha
waa halka ay si nabad ah uga bexeen CWXO.
Dagaalo badan ayaa guud ahaan ka socda dhamaan
waddanka Ogaadeenya dagaaladaas oo lagu xoreynayo guud ahaa
Ogaadeenya waxaana khasaaro badan loogu gaysataa Askarta
Itoobiya oo ku baa'bayay Ogaadeenya.
Wixii ka soo kordha dib ayaan ka soo qori
donaa haduu allaah yidhaahdo.
Qorahay Media
qorahay99@yahoo.com