Feb 12, (2013 (QOL)
Dodaan ah midi ugu horeesay ee dalka kenya
ebad kadhacdo, Musharaxinta kaqeyb gashay dodaas ayaa ahaa
8 musharax oo kala ah,Raila Odinga, Uhuru kenyatta, Mohamed
Dida,Paul Mwuite, Musalia Mudavadi, James Ole Kiapi, Martha
Karua iyo Peter Keneth, Musharaxiinta aya suaalo kulul laweydiiyay
waxa ay kaqaban lahayeen qabadhooyinka dalka hortaagan,
arimihi laga doodhay waxaa kamid Amniga, Waxbarashada iyo
Cafimaadka.
Arin
kale oo xasaasi ah oo laga hadlay waxay aheed arinta ah
dacwada hortaala Maxkamada ICC ee kutaala Magaalada Hague
ee Dalka Holland, mid kamid Musharaxiinta oo aha Uhuru Kenyatta
ayaa dacwad lagu soo oogay taas oo ah in uu ka qeyb qaatay
rabshadihi kadhacay dalka sanadki 2007 markii lagu murmay
qofki ku guleystay Madaxtinimada taas oo ay u tartamayeen
Madaxweynaha hadda talada dalka haya iyo Raisul Wasaaraha
dalka Raila Odinga oo kamid ah musharaxiinta hada utartamaayo
xilka madaxtinimada dalka.
DOODI XALAY HOOS KADAAWO :https://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=bQkTYtwfHqE
Qorahay Media
qorahay99@yahoo.com