Feb 13, (2013 (QOL)
Tacsi ku socota Cabdinaasir Xirsi Axmed
“Gaanni” iyo Cabdullaahi Cumar Carays Baddal
oo hooyadood FAADUMO SHEEKH CABDI ku geeriyootay Feb. 12,
2013 Magaalada Nairobi ee Kenya, waxaana tacsida diraya
annagoo kala ah:
1.Suleekha Xuseen Gaani
2.Cabdifaysal Maxamed Gaanni
3.Aamina Maxamed Gaanni
4.Malyuun Maxamed Gaanni
5.Ubax Maxamed Gaanni
6.Fartuun Maxamed Gaanni
7.Shugri Maxamed Gaanni
8.Cabdikariim Muxummed Xaaji
9.Maxamed Heybe Cali
10.Axmed Cabdullaahi Cabdi
11.Maqsad Cabdullaahi Cabdi
12.Cabdirashiid Heybe Cali
13.Cabdirisaaq Xuseen Cadde
14.Yuusuf Xuseen Cadde
15.Fardawsa Maxamed Axmed-Jees
16.Ifraax Keenadiid
17.Xaawo Keenadiid
18.Makhtal Xuseen Cadde
19.Deeqa Gaanni Carab
20.Raxmo Cabdullaahi Cabdi
21.Mustaf Cali Muxummed-Teyse
22.Muxummed Colaad Maxamed
23.Ardo Cabdullaahi Cabdi
24. iyo Dhammaan ehelka kale meel kasta oo ay joogaanba.
Waxaan Ilaahay ka baryaynaa inuu samir naga wada siiyo
hooyo Faadumo, iyadana Jannadii fardawsa ka waraabiyo. Aaamiiin