Feb 16, (2013 (QOL)
Habenki xalay ahaa waxa magaalada Dammam edalka Scudi Arabia
ka Dhacay Shir Weynihi gudida OYSU shiirkaas o ad lo so
agasimay waxa kala qeyb qadanayey khadka talefanka gudomiyaha
OYSU Mudane Mujahid Shekh Ibrahin oo si weyn uga hadlayeyay
dhaman ururka OYSU ee cariga Sucudiga.
Mudane Mujahid wuxuu si hufan u dhiri galaiyay
Ururka OYSU ee wadanka Sucuudiga talaboyinka ay qaden ee
muhimka ah wuxuuna ku booriyay in aya dadalkoda si laba
jibarn sida u halganka Ogadenya ugu laba jibaramey ee shacbiga
Ogadenya ee gasiga ah ugu dadalayo xornimo gaadhsiinta dhulkoda
hoyo ee gumestaha modobi ku ragay.
Shirkan oo aad muhiim u ahaa arimo badana
lagaga hadlay aya ku soo begmay maalin aad u wanagsan oo
shiirar kala duwan ka dhacayen dalkan Sucudiga wuxuuna ku
soo dhamaday guul & jawi aad u dagan awxayna ka qeybgalayashi
shirku u duceyen umada Ogaadeenya in uu rabbi dhibka ka
kor qado.
A.Razzak
Qorahay Media
qorahay99@yahoo.com