Hanbalyo Meher iyo Aroos: Sakariye Mukhtaar Cabdi Iyo Faadumo-sahra Maxamed Amas.

Halkan ka dhagayso Radio Qorahay Barnaamijii ugu dambeeyay

Waxay Magacyada Hoos ku xusani udirayaan hanbalyo Meher Boqorka Iyo Boqorada Sakariye Mukhtaar Cabdi Iyo Faadumo-sahra Maxamed Amas, oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Helsinki ee Caasimada Wadanka Finland. 16.2.2013 Sabtidi lasoo dhaafay.

Waalidiinta

1.Hooyo Cibaado Daahir Xasan
2.Aabe Maxamed Amas Xiirey
3.Aabe Macalin Maxamed Sh/ Maxamuud
4.Hooyo Ruqiya Geelle C/laahi
5.Habaryar Anfi Cabdi Nuur

Walaalaha Iyo Asxaabta

1.Muxiyadiin Wali Khaliif
2.Maxamed-badri Maxamuud
3.C/risaaq Maxamed Aweys
4.Farxaan Maxamed Amas
5.Saado Maxamed Amas
6.Ardo Maxamed Amas
7.Nimco Mcalin Maxamed
8.Asma Macalin Maxamed
9.Muxubo Muxiyadiin Maxamuud
10.Wacan Cali Aar
11.C/raxmaan Cali Aar
12.Xamdi Cali Aar
13.Maxamed Cali Aar
14.Maxamuud Cali Aar
15.Sadiiq Axmed Maxamuud
16.Sheekh Daahir Shaafici Muxumed
17.Ayaan C/laahi Daahir
18.Faarax C/laahi Daahir
19.Nafiiso Ugaas
20.Keyf Maxamed Tarax
21.Samiira C/risaaq
22.Deeqa Maxamed Xalane
23.Caasha Faarax Salaad
24.Hodan Faarax
25.Nuxur Faarax
26. Faadumo Faarax

Dhamaantayo Waxaan leenahay Noqda Kuwii Isku waara kala helana ubad khayr qaba. wiil iyo caano, gabadh iyo caano

Sidoo kale waxan jecelnahay inaan xusno is raacsanana
Hanbalyada Arooska laftiisa oo isaguna dhacaya 23.2.2013 waa maalinta Sabtida ah ee fooda inagusoo haysa, wuxuuna ka dhici doona isla magaaladan Helsinki Ee Wadanka Finland..

Br
Matan
Finland

   
 
   Expedia
Contact: qorahay99@yahoo.com
Copyright 1999 - 2013, All rights reserved. Qorahay Online