Abdi Ileey iyo Mohamed Rashiid oo is khilaafay

Warar

Warar hordhac ah oo hadda soo gaadhay Qorahay Media ayaa sheegaya in uu soo kala dhexgalay khilaaf xoogan labada nin ee kala ah Abdi Iley iyo Mohamed Rashiid Sheikh Afhayeenka Baarlamaanka oo labadooduba u ah horjoogayaal gumaysiga Itoobiya.

Warku wuxuu sheegayaa arinta ugu weyn ee uu khilaafkoodu ka dhashay in uu salka ku hayo xisbi kusheega oo halka ay shirkiisa ku qaban lahaayeen laysku maan dhaafay arintaas oo ilaa hadda gaadhay meeshii ugu xumayd.

Abdi Ileey ayaa sheegay in shirka dib loo dhigo isaga oo ku andacoonaya in ay yimadaan xunbo ku maqan dalka dibadiisa wuxuuna Abdi Ileey aad uga walaacsan yahay in xisbi ku sheegu xilka ka qaado taas oo loo badinayo in ay saraakiisha Itoobiya ku lug leeyihiin

Saraakiisha Itoobiyaanka ee ku sugan gudaha Ogaadeenya ayaa markasta abuura xaalad cusub waxayna u muuqataa in uu salka ku hayo khilaafkoodu xaaladda guud ee Itoobiya haysata oo dalku maanta yahay dal aan wax sharci ah ka jiriun. Wixii ka soo kordha kala soco Wararkanaga dambe

Qorahay Media

18,291 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo Kooban.

Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo kamid ah Masuuliyiinta Sare ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO ahna Xubin kamid ah Gudiga Jabhadda ONLF u qaabilsan Wadahadalada ONLF & Ethiopia ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeediyay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi …

3,302 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Drs Cibaado Hirsi Mahad Hogaanka Dhaqaalaha ONLF – Shirkii Nairobi.

Hogaanka Dhaqaalaha Iyo Maaliyadda Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO Marwo Drs Cibaado Xirsi Mahad ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeedisay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi oo kasoo qayb galay Xaflad balaadhan oo ay Jaaliyadda Ogaadeenya ee Nairobi Madaxda JWXO …

3,459 total views, 0 views today

Share
Warar
Cududa ONLF iyo cidhib go’a Tigrayga

Marka aad aragto cududa shacabka halgamaaga ah ee ogaadeniya, .Marka aad aragto hanka iyo doonista sare ee Masuuliyiinta iyo hubnaha ONLF oo saldhigiisu yahay xoriyad iyo aayo katashi Midnimo iyo wadajir .Marka aad aragto hufnaanta iyo bisaylka madaxda iyo kaadirka Jabhada ONLF Waxaad garwaaqsanaysaa in ay maanta jwxo Joogto heer …

6,542 total views, 0 views today

Share