Addis Ababa oo kacdoon arday laga baqayo & Ciidamo ka guuro Meelo kamid ah Ogaadeenya

Warar
 Wararka qubanaha Qorahay Media, Addis Ababa kacdoon kii shucuubta la gumaysto oo galay xarumihii waxbarashada Addis Ababa iyada oo ardaydii jaamacadaha aay isku laayeen deeganka aay ka soo jeedaan Jaamacada Addis Ababa waxaa gacanta isula tagay ardayda ka soo jeeda gobolka Tigreega iyo kuwa ka soo jeeda Gobolka oromada.
xaalad

Dhinaca kale dhaq dhaqaaq ciidan ayaa laga dareemayaa magaalada Jigjiga iyo guud ahaanba Ogadenia saaka waxaa ka guuray kaantaroolo ama goobo maleeshiyada Liyuu Booliisku e aay dadka ku baadhi jireen dhibaato badana ugu gaysan jireen iyaga oo aan lagaranaynin meel aay u dhaqaaqeen. Dhinaca kale ciidamada Militariga gumeeysiga Itoobiya ayaa xarumo aay ka daganaayeen Ogaadeenya soo baneeyay iyada oo cabsi laga qabo colaada isirka ku salaaysan ee u dhexeeysa gumeeysiga Itoobiya oo isku badasho gacan kahadal madaxda Militaruga oo si dhow ula socda isbadalka siyaasadeed ee gumeeysigu soo wajahay ayaa laga dareemayaa niyadjab xoogan

Qorahay Media

2,301 total views, 0 views today

Share
Warar
Ciidamada Lugta Ah Ee Turki Oo Gudaha U Galay Deegaano Waqooyi Syria Ah Guulana Ka Sameynayo

Ciidamada Lugta Turkiga oo wata taangiyada dagaalka, ayaa Maanta gudaha u galay Waqooyiga Syria, si looga takhaluso dagaal-yahanada Kurdiyiinta Syria, iyadoona uu ujeedku yahay in laga saaro deegaanada ku teedsan xadka labada dal. Dowladda Turkiga, ayaa Sabtidii qaaday guluf ballaadhan oo ay qayb ka yihiin diyaaradaheeda dagaalka, kadib markii Madaxweyne …

4,516 total views, 0 views today

Share
Warar
Yaa Masuul Ka Ah FashilkaIyo Fowdada Dowlada Farmaajo? Wax Ka Ogow

Dad badan ayaa la yaaban isbedallada iyo fowdada ka dhex jirta dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo, iyadoo Masuuliin Badan Xilka zlaga Qaaday Halka Ay Qaar Kale Iyagu Iska Casileen Xilalkoodi Xogta aan helnay ayaa caddeneysa cidda qaska ku haysa dowladda Farmaajo, waxayna dad badan aaminsan yihiin …

4,973 total views, 0 views today

Share
Warar
Alshabaab Oo Wadada U Galay Ciidamo Koonfur Galbeed Ka Tirsan Iyo Khasaare Ka Dhashay

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya degaano ka tirsan Gobolka Baay dagaal khasaare dhaliyay ayaa waxa uu dhex maray Ciidamo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab. Xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa weerar jidgal ah u dhigay Ciidamo ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur …

5,376 total views, 0 views today

Share