Allaah ha u naxariisto Fanaanadii Sahra Axmed Jaamac oo geeriyootay

Warar

Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajucuun nafwaliba geei ayay ku dambayn waxaa galabtay Allaah ah u naxariistee Sahra Axmed Jaamac oo kamid ahayd fanaaniinta Soomaaliyeed kuwooda ugu caansaaa, mudo kooban ayay marxuumadu xanuunsanaysay sida la sheegay aakhirkiina xaqii ayaa yimid oo way geeriyootay halkaas ayaana ina wada sugaysa.

Ilaahay waxaanu ka baryaynaa inuu marxuumadda naxariis waasac ah siiyo dhamaan umada Soomaaliyeed oo ehelkeedu ugu horeeyaana tacsi ayaanu u diraynaa sabbir khayr qaba ilaahay inuu siiyo ayaanu ka baryaynaa.

Qorahay Media

12,653 total views, 0 views today

Share
Warar
Qasnad Farax waa magaca gabay ay hadda tirisay Abwaanad Roda Ibrahim C. Gurey

Abwaanad Roda Ibarhim C.Gurey (Afjano) ayaa hadda barteeda Facebook soo dhigtay gabay kooban oo qoraal ah kaas oo ay ku cabirtay dareenkeeda ku aadan xabsiga uu ilahay Bashiir Axmed Makhtal ka soo saaray, gabayga oo ay abwaanadu ugu wan qashay Qasnad Farax ah ayay qayb hordhac ah bulshada u soo …

2,412 total views, 0 views today

Share
Warar
TAARIIKHDU WAA DHAXAL

Garaad makhtal daahir rabi naxaristi jano haka waraabiyo wuxuu mudo dheer Jeel ka maanta bashiir kasoo baxay ugu xidhnaa dawlada Ethiopia Waxa kaliya ee Loo haystay waa mabdi iisa gobonimo doon ilahay haw naxariistee makhtal dahir akhirki waa lasoodayay, hadafkiisi gobonimo doon halkii ayuu ka watay ilaa mawdku u yimid …

2,899 total views, 0 views today

Share
Warar
Shacabkii ku bara kacay colaada Ogaadeenya & Oromia laga dhex abuuray oo xaaladooda laga dayrinayo

Warar Qorahay media gudaha Ogaadeenay ka soo gaadhay ayaa sheegaya xaalad halis ah oo ay ku suganyihin dad aad u badan oo kamida haa shacabkii Soomalaida ah ee ku soo baro kacay colaada uu gumaysigu Ethiopia ka dhex huriyay labada sjhacab ee walaalaha aha waa Soomaalida Ogaadeenya & shacabka Oromia, …

8,518 total views, 0 views today

Share