Maamulka Jaaliyada Ogaadeenya ee Brisbane oo shir shaqo yeeshay

Warar

Maamulka Jaaliyada Ogaadeenya eeĀ  Brisbane ee gobalka Queensland, Australia ayaa shir shaqo la yeeshay gudiyo abaabul oo dhawaan Jaaliyadaas laga dhex sameeyay, shirka waxaa gudiyo shirku wuxuu furmay 2 duhurnimo eeaanta oo axada ahayd eaxaana lagu furay wacdi diiniyah.

Kadib waxaa warbixino lagadhagaystay gudiyadii shaqooyinkii loo saaray wixii u qabsomay iyo wixii dhiman, waxaa gudiyadu guul kasoo gaadheen inta badan shaqooyinkii loo xilsaaray, intaas kadib waxaa iyaguna warbixin soo jeediyay gudida Jaaliyada oo kawarbixiyay sida shaqadu usocoto iyo waxa hada loo bahanyahay in laqabto.

Hogaanada Jaaliyada ayaa caddeeyay in ay hawluhu si hufan u socdaan horu kacna la sameeyay, dhinaca kale waxaa madasha lagu magacaabay xoghaye cusub oo ururka Dhalinyarada OYSU faraca Queensland hogaamin doona.

Isku soo wada duuboo dadkii shirka ka qaybngalay waxay muujiyeen niyad samaan xoogan oo la xidhiidha isbadal uru bbn kac oo Jaaliyadu samaysay, waxaa hoosta laga xariiqay in la aii kobciyo hawlaha Jaaliyada lna xoojiyo xidhiidhka ay Jaaliyadu la leedahay jaaliyadaha kale

Qorahay Media

16,924 total views, 0 views today

Share
Warar
Qasnad Farax waa magaca gabay ay hadda tirisay Abwaanad Roda Ibrahim C. Gurey

Abwaanad Roda Ibarhim C.Gurey (Afjano) ayaa hadda barteeda Facebook soo dhigtay gabay kooban oo qoraal ah kaas oo ay ku cabirtay dareenkeeda ku aadan xabsiga uu ilahay Bashiir Axmed Makhtal ka soo saaray, gabayga oo ay abwaanadu ugu wan qashay Qasnad Farax ah ayay qayb hordhac ah bulshada u soo …

2,441 total views, 0 views today

Share
Warar
TAARIIKHDU WAA DHAXAL

Garaad makhtal daahir rabi naxaristi jano haka waraabiyo wuxuu mudo dheer Jeel ka maanta bashiir kasoo baxay ugu xidhnaa dawlada Ethiopia Waxa kaliya ee Loo haystay waa mabdi iisa gobonimo doon ilahay haw naxariistee makhtal dahir akhirki waa lasoodayay, hadafkiisi gobonimo doon halkii ayuu ka watay ilaa mawdku u yimid …

2,928 total views, 0 views today

Share
Warar
Shacabkii ku bara kacay colaada Ogaadeenya & Oromia laga dhex abuuray oo xaaladooda laga dayrinayo

Warar Qorahay media gudaha Ogaadeenay ka soo gaadhay ayaa sheegaya xaalad halis ah oo ay ku suganyihin dad aad u badan oo kamida haa shacabkii Soomalaida ah ee ku soo baro kacay colaada uu gumaysigu Ethiopia ka dhex huriyay labada sjhacab ee walaalaha aha waa Soomaalida Ogaadeenya & shacabka Oromia, …

8,548 total views, 0 views today

Share