Baraaruga Bulshadda & Barnaamij aad u xiisa badan ONLF Maxaad ka taqaan? Yaadse u taqaan? Q2

Sunday, November 5, 2017       Views
Spread the love

Barnaamijka Baraaruga Bulshadda oo ah mid ka baxay Warbaahinta Qorahay Media qayteeda Muqaalka ee Qorahay Web TV ayaa lagu soo bandhigay cinwaanka ah “ONLF Maxaad ka taqaan? Yaadse u taqaan?” waxaa barnaamijka si weyn u daadihinaysan Aqoonyahanad Safiya Mohamed & Rooda Ibrahim waxayna ku soo bandhigeen qodob aad muhiim ah Ujeedada magaca & dadka sida khaladan u adeegsada magaca dadkay yihiin oo ah magaca Ogaadeenya oo loo haysto taariikh ahaan dadka qarkoodna ka dhigaan in laga wada qabiil.

safiyaa

Labadan gabdhoor Rooda & Safiya waxay si weyn u sharxeen magaca Ogaadeenya & ujeedada loo haysto magaca ayaga oo talooyin & tusaalooyin aad u badan soo bandhigay 

Barnaamijkan oo ah mid aad u xiisa badan isaga oo dhamaystiran halkan hoose ka daawo kuna xidhnoow Qorahay Web TV oo barnaamiyo kala duwan idiin haya.

1,266 total views, no views today

FacebookTwitterGoogle+Share

Comments are closed.

[wpp]