Baraaruga Bulshadda & Barnaamij aad u xiisa badan ONLF Maxaad ka taqaan? Yaadse u taqaan?

Friday, November 3, 2017       Views
Spread the love

Barnaamijka Baraaruga Bulshadda oo ah mid ka baxa Warbaahinta Qorahay Media qayteeda Muqaalka ee Qorahay Web TV ayaa lagu soo bandhigay cinwaanka ah “ONLF Maxaad ka taqaan? Yaadse u taqaan?” waxaa barnaamijka si weyn u daadihinaysay Aqoonyahanad Safiya Muxamed & Canab Ducaale waxayna ku soo bandhigeen qodob aad muhiim ah Ujeedada magaca & dadka sida khaladan u adeegsada magaca dadkay yihiin oo ah magaca Ogaadeenya oo loo haysto taariikh ahaan dadka qarkoodna ka dhigaan in laga wada qabiil.

Waxaa barnaamijka loo furay khadka Telefoonka oo dadku ka dhibteen aragtidooda ayaga oo dadka soo hadlay badankoodo ahaayeen dad aan qabiilkaas ahayn balse sheegay ujeedada ay ku taageereen ONLF in ay tahay nacaybka ay Itoobiya u qabaan sidoo kalena dadka Ogaadeenya yihiin dad Somaliyeed oo aan loola sinayn Itoobiya waana mida keentay ayay dheheen in aan taageero.

safiya

Barnaamijkan oo ah mid aad u xiisa badan isaga oo dhamaystiran halkan hoose ka daawo kuna xidhnoow Qorahay Web TV oo barnaamiyo kala duwan idiin haya.

Baraaruga_Calaamad

1,444 total views, no views today

FacebookTwitterGoogle+Share

Comments are closed.

[wpp]