Biya Xidheenka Abaay Waxaa La Gaadhay Xiligii Xaqiiqada La Isu Sheegi Lahaa Masar Iyo Itoobiya

Thursday, November 30, 2017       Views
Spread the love

Waxaa Dhamaatay Xiligii Afgobaadsiga Iyo Mujaamalada Ku Saleysnaa Arrinta Biya Xidheenka Waxaana La Sheegayaa Inaaney Masar Heli Doonin Qoondadii Biyaha Nile -Ka Ay Ka Heli Jirtey

18365431_401

Sidaa Waxaa Sheegay Baadhayaal Faransiiska U Dhashay Oo Daraasad Ka Sameeyey Saameynta Ka Dhalan Karta Biya Xidheenka Marka Uu Howl Galo Kadib

Dhismaha Biya Xidheenka Oo Sanooyin Ka Hor Ay Itoobiya Sheegeysay Inuu Marayo %70 Ayaa La Ogaadey Inaanu Xittaa %50  Diyaar Aheyn Waxaana Jirta Xiisad Aad U Kacsan Oo Dhanka Masar Ka Taagan Shacabka Masar Ayaa Dowladooda Ku Culeysinaya Inay Tallaabo Qaado halka Ay Dowlada Masar U Aragto Tallaabo Militari Oo Laga Qado Itoobiya Mid Iyada Nuxur U Sameyneysa Sidaas Darteedna Aaney Muhiim U Aheyn Masaaridu Tallaabadaas Balse Ay Heystaan Tallaabooyin Kale Oo Ka Faaiido Badan Dida Ay Sheegeen Balse Aaney Magac Aabin Tallaa ooginka Nooca ay Yihiin

Waxaa Socda Wax U Eg Hordhac Dagaal Marka Aad Eegtid Is Barbar Dhig Lagu Sameeynayo Awoodda Ciidan ee Labada Dal Oo Aad U kala Awood Badan

Masar Waa Awoodda Ciidanka 10aad Ee Dunida Ugu Awoodda Badan Halka Ay Itoobiya Tahay Awoodda 41aad Ee Caalamka

Masar Awoodda Cirka Waxey Ka Sareysaa Itoobiya In Ka Badan 17jibaar Dhan Walba Iyadoo Ku Hubeysan Diyaarado Casri Ah Oo Kor U Dhaafaya 2400 Halka Ay Itoobiyaanku Heystaan 80 Dayuuradaha Dagaalka Ah Oo Kaliya Waana Taas Midda  Walaaca Loo Muujinayo

Eretarea Ayaa Iskaashi Laleh Masaarida Waxeyna Diyaar U Tahay Inay Ka Qeyb Qaadato Tallaabo Walba Oo Meesha Looga Saarayo Taliska Wayaanaha Ee Macangagga Ah Waxaana La Saadaalinayaa Inaaney Dagaal Ka Fursan Doonin Sinaba

Wadani Ali Qorahay Media

334 total views, no views today

FacebookTwitterGoogle+Share

Comments are closed.

[wpp]