Cabdi Ileey oo lagu cadaadinayo Cabdiraxmaan Labago’le in uu Federaalka ku wareejiyo

Thursday, November 30, 2017       Views
Spread the love

Warar ka soobaxaya warbaahinta Oromada iyo tan Fadaraalka gumaysiga ayaa sheegaya in Cabdi Ilay diyaar u yahay in uu isku furto 38 kamidyahay Cabdiraxmaan Labago’le oo ah saraakiisha Hawaarinta Liyuu Booliiska ayna danbi xaquulul insaanka kadhan ah uhaysataan qoowiyada Oromada.

Cabdi Ileey oo mudo kawarwareegay in uusoogacan galiyo nimankaa baa caawa wada xaajod iyo ogolaabsho kayeelay gumaysiga Ethiopia iyo dadka Oromada oo go’aan mid ah kaqaatay waxyeelada dadkooda rabana in ay iska qaadan heeryada ayaa guul u arka arinkaa.

Dib umilicso xasuuqii dadka Ogadenia ay ugaysteen ragan dadkooda gumaadi jiray nin walalkii dilay abaalkii waa daldalaad dadkiisa layoow dabin kaad dhigatay. 

labagole

Qorahay Media

3,406 total views, no views today

FacebookTwitterGoogle+Share

Comments are closed.

[wpp]