Suugaanta

Daawo: Dhaanto uu Abwaan Ahmed Heelaale 1998 kula hadlay Shacabka Ogaadeenya.

Waxaan halkan idiinku haynaa dhaanto kamid ah Suugaan Halgameedkii Abwaanka Qaranka Ogaadeenya Abwaan Ahmed Sheekh Cali (Heelaale) uu kula hadlay Shacabka Soomaalida Ogaadeenya ee Gobanimo-doonka ah. Dhaantadan waxuu Abwaanku soo saaray Sanadkii 1998-dii waxuuna si mug leh ugula hadlay shacabka Ogaadeenya isaga oo ku guubaabiyay in dhamaan loo istaago difaaca …

1,363 total views, no views today

Share
Suugaanta

Daawo: Abwaan Bashiir Cabdi Yuusuf oo kalimad yar u jeediyay Ismaaciil Cumar Geelle.

Abwaanka da’da yar ee Soomaalida Ogaadeenya Mudane Bashiir Cabdi Yuusuf ayaa mar uu dhawaan ka qayb galay shir balaadhan oo ay UHO East Afrika ku qabteen Magaalada Nairobi waxuu si kooban uga hadlay Arinta ku saabsan Shidaalka Ogaadeenya ee ay Ethiopia, China Iyo Jabuuti ku heshiiyeen inay soo saaraan, waxuuna …

1,103 total views, no views today

Share
Suugaanta

Daawo: Dhaanto Cusub “Hashan Reemiyeey soow rag kuma lahayn? Hassan Gantaal Iyo Ayaan Nogob.

Waxaan Halkan idiinku haynaa Dhaanto Cusub oo kamid ah Muuqaaladeenii Todobaadlaha ahaa ee Qorahay Web TV, waana dhaanto cusub oo waddani ah oo ay cod qurux badan ku qaadeen Fanaaniinta da’da yar yar ee Kooxda Danab waa Alfanaan Hassan Gantaal Iyo Alfanaanad Ayaan Nogob. Dhaantadan waxaa sameeyay oo Midhaheeda iska …

1,391 total views, no views today

Share
Suugaanta

Daawo: Dhaanto Cusub “Inaan u dhintoon u dhibtoodo horaan ugu dhaartay dhulkayga”.

Akhtistayaasha Iyo Daawadayaasha sharafta badan ee Qorahay Media waa mar kale Muuqaaladii Qorahay Web TV oo aan maanta kusoo qaadanay dhanka Suugaan Halgameedkii gaar ahaan waxaan idiin haynaa dhaanto Cusub oo uu dhawaan ku luuqeeyay Alfanaan Cabdinuur Gaafoote oo kamid ah Xidigaha Fanka JWXO ee Danab. Dhaantadan oo ah mid …

1,223 total views, no views today

Share
Suugaanta

Daawo: Hees Halgameed Cusub oo ay Halganto Shukri Ilays ka qaaday munaasabadii maalinta haweenka aduunka.

Waxaan halkan idiinku haynaa Hees Halgameed oo u qiiro badan oo ay Halganto Shuukri Mohamed (Shukri Ilays) ka qaaday Munaasabadii ay shalay Ururka Haweenka Ogaadeenya UHO ku qabteen Magaalada London ee Dalka Britten taasi oo lagu xusayay Maalinta Haweenka Aduunka ee 8da Bishan March ku beegan. Heestan ayaa markii ay …

1,265 total views, no views today

Share
Suugaanta

Daawo: Dhaanto Halgameed Cusub “Shacabyahow Gurmada” Cabdinuur Gaafoote.

Waxaan halkan idiinku haynaa Dhaanto Halgameed Cusub oo haatan dabka laga soo qaaday taasi oo lagu soo bandhigay Munaasabadii balaadhnayd ee Ururka OYSU Faraciisa Nairobi dhawaan ku qabtay Magaaladatan Nairobi ee loogu baroordiiqayay Maalintii Xasuuqa Ogaadeenya ee Ogaden Massacre Day). Dhaantadan oo ah mid la hadlaysa Shacabka Soomaaliyeed ee uu …

1,171 total views, no views today

Share
Suugaanta

Daawo: Heestii Midnimo Iyo Codkii halaasiga ahaa ee Ayaan Halgan.

Heesta Midnimo oo ah Hees aad u macaan una xaqiiqo badan ayaa waxay kamid tahay Heesaha ugu qiimaha badan ee lagu xasuusto Kooxdii Gaashaan ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya, waxaana hada dib u cusboonaysiin ku samaysay Fanaanada Da’da yar ee Kooxda Danab waa Halganto Ayaan Cabdi Carab “Ayaan Halgan”  Iyadoo …

3,324 total views, no views today

Share
Suugaanta

Daawo: Heestii “Kaffa” Iyo Wacdarahii Kooxda Danab ee Xidagaha Fanka Jwxo.

Waxaan halkan idiinku haynaa Heestii la magacbaxday “KAFFA” oo ay siwada jir ah ugu luuqaynayaan Kooxda Fanka looga hadhay ee Danab ee Xidigaha Jwxo ee Bariga Africa. Kooxda Danab ayaa waxay Heestan ka qaaday Hall aad u wayn oo ay fadhiyaan boqolaal dadweyne ah oo isugu soo ururay soo dhawaynta …

2,301 total views, no views today

Share
Suugaanta

Daawo: Dhaanto Cusub oo la magac baxday Farax Iyo Codkii Abwaan Bashka.

Waxaan halkan idiinku soo gudbin haynaa dhaanto cusub oo lagu magacaabo (Farax) taas oo ah dhaanto Hadiyad ah oo ay Kooxda Danab ee Xidigaha Fanka Jwxo ee Bariga Africa Hadiyad uga dhigeen Lamaane kamid ah Dhalinyarada Soomaalida Ogaadeenya ee ku nool Bariga Africa. Dhaantadan oo loogu magac daray mid kamid …

3,192 total views, no views today

Share
Suugaanta

Daawo: Dhaanto Cusub “AGA AGA” Kooxda Danab Iyo Codkii Samiir Yare.

Kooxda Danab ee Xidigaha Fanka Jwxo ee Bariga Africa ayaa iyadu ah Koox looga kala hadhay Guud ahaan Suugaanta Halganka Ogaadeenya lagu Xoraynato ee ay JWXO hormuudka u tahay. Kooxda Danab oo ah Koox Faneed Halgan oo dhanwalba ka dhisan sida Abwaanada, Xubnaha Luuqda Ama Codka Iyo waliba kuwa Jiibta …

3,355 total views, no views today

Share
Suugaanta

Daawo: Hees Cusub oo loo sameeyay Ururka Dhalinyarada OYSU iyo Codkii Ayaan Halgan.

Waxaan meeshan Idiinku haynaa Muuqaalka Heestii ugu dambaysay ee ay Kooxda Danab u samayso Ururka Midowga Dhalinyarada Iyo Ardayda Ogaadeenya OYSU, taasi oo ay Codkeeda Dahabiga ah ugu luuqaynayso Fanaanada Da’da yar ee Soomaalida Ogaadeenya Halganto Ayaan Cabdi Carab (Ayaan Halgan). Hadaba Heestan oo kamid ahayd Riwaaydii ugu dambays ee …

3,863 total views, no views today

Share
Suugaanta

Dhadhami dhaqanka & Hidaha waa barnaamij aan kaga hadlayno Geela

Waxaan ku soo dhawaataan barnaamij xiiso badan oo aan ku eegayno dhaqanka Heela oo ah lafdhabarta bulshada Soomaaliyeed Geela oo kamid ah xoolaha ugu qaalisan umadda Soomaaliyeed waxaan idoo daadihinaya Abwaan Ikhyaar oo si weyn aqoon ugu leh dhaqashada Geela isaga oo soo bandhigaya dhaqashada Geela Wariye Abdullahi ayaa ka …

2,195 total views, no views today

Share
Suugaanta

Yaa nagaran siiya waa Gabay ku socda Abdiwali Gaas oo uu curiyay Abwaan Abdixakiin.

Gabaygan oo ah mid meelo badan taabanaya oo uu curiyay Abwaan Abdixakiin ayuu jawaab u yahay hadal ka soo yeeshay Abdiwali Gaas oo ah Madaxaweynaha Maamul Gobaleedka Puntland wuxuuna Gaas sheegay in ururka ONLF uu yahay cadow kuna timaamay in ay iska gaashayaan isaga & Itoobiya arintan ayay dad aad …

2,410 total views, no views today

Share
Suugaanta

Gabayo cusub oo uu curiyay Abwaan Soomaaliyeed Murtiquute

Abwaan Murtiquute ayaa gabay cusub curiyay uu ugu magic daray Ruqo kaas oo ku amaanayo Ciidanka Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya isaga oo ku amaanaya dadaalka ay kujiraan ee ah in ay dhib walba u maraan Xoreynta dalkooda & sida ay u galeen Amxaarada damaacigoodu yahay sidii ay u gumaysan lahayeen umadda …

1,800 total views, no views today

Share
Suugaanta

Dhagayso: Taariikh xiiso badan Barnaamijka Soomaalidii shalay & sooyaalka Halganka

Ku soo dhawaada Barnaamijka Soomaalidii shalay & sooyaalka Halganka oo ay idiin soo uruurisay Warbaahinta Qorahay Media gaar ahaan Radio Qorahay oo barnaamijkan diiradda ku saaraysa Abwaanada Soomaaliyeed & wixii ay ka yidhaahdeen Halgamadii isdaba jooga ahaa ee u dhexeeyay Soomaalida & Amxaarada kaas oo mudo dheer soo socday Soomaalidu …

1,759 total views, no views today

Share
Suugaanta

Gabayo cusub oo uu curiyay Abwaan Soomaaliyeed Murtiquute

Suugaanta oo ah aalad aad u xoogbadan oo dhamaan bulshada caalamku isla qireen in ay tahay hubka ugu culus ee umadaha halgama adeegsadaan ayay umadda Soomaaliyeed  Taariikhiyan can ku tahay aadna loo xiiseyaa. Hadaba Abwaan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Murtiquute ayaa laba Gabay oo gobanimo doon ah soo gaadhsiiyay Warbaahinta Qorahay …

2,263 total views, no views today

Share
Suugaanta

Maxaan dhimay waa gabay qiiro kulul oo ay curisay Abwaanad Rooda Ibrahim A. Gurey (Af-Janno)

Halkan ka dhagayso Gabay ay Curisay Abwaanadda Soomaaliyeed ee caanka ku ah gabayada ayada oo marar badan tirisay Gabayo ay ku cabirayso dhibaatooyinka baahsan ee umadda Soomaaliyeed ku habsaday gaar ahaan Halganka lagu Xoreynayo Ogaadeenya. Gabaygan oo sida ka muuqata su’aalo ubadan wuxuu ka turjumaya sida ay umadda Soomaaliyeed u tahay …

2,322 total views, no views today

Share
Suugaanta

Gabay: DHAMAC, Puntland dadka ay iibsanayso. By: Rooda Ibrahim Abdi Guray (Afjano) Qoraal iyo Maqal.

Gabaygan la magac baxay DHAMAC waxaa curisay Abwaanadda weyn Rooda Ibrahim Abdi Guray (Afjano) waxayna katirisay weerarkii ay maamulka Puntland ku qaadeen dadka Ogaadeenya ee ka dhacay Boosaaso iyo Garoowe 12/04/2008 – 22/04/2008. Intaa aad dhex joogteen aduun malaggu kaa dheelmin. Qoraxdii dhacaysaba waxbay kuula soo dhalane. Dhaka faar wax …

3,472 total views, no views today

Share