Tahniyadaha

Tahniyad Aroos Abdullahi Yusuf & Saynab Mohamed oo ka dhacay UK

Hambalyo Hambalyo Hambalyo aroos wacan waxaa hambalyo loo dirayaa Mudane Abdullahi Yusuf Hassan Sheikh Muxumed Adan Xagal & Saynab Mohamed Abdi Yasiin Diirane oo guurkoodu kadhacay dalka Ingiriisak kaas oo aan loo kala hadhin noqdayna aroos farxad weyn abuuray Waxaana leenahay guurkiinu ha noqdo kii lagu nasto ee lagu nagaado. Waxaa …

1,385 total views, 0 views today

Share
Tahniyadaha

Hambalyo Aroos: Mudane Mohamud Abdi Nuh Iyo Marwadiisa Asma Xaaji

Hambalyo Hambalyo Hambalyo   Dhamaan Hawlwadeenada Iyo Xubnaha kala duwan ee Faracyada Jaaliyadda Ogaadeenya ee Bariga Afrika oo isku duuban waxay halkan uga hambalyaynayaan Mudane Maxamuud Cabdi Nuux (Oonyood) Iyo Marwadiisa Asma Xaaji Xusseen oo uu aroos koodu ka dhacay wadanka Kenya gaar ahaan Magaalo xeebeedda Mombasa ee Xarunta Gobolka Coust …

1,773 total views, 0 views today

Share
Tahniyadaha

Hambalyo aroos: Mudane Xaafid Mohamed Omar & Marwo Fosiya Mohamed Sulub

Hambalyo Hambalyo Hambalyo aroos waxaa hambalyo loo dirayaa Mudane Xaafid Mahamed Omar Haaguf & Marwadiisa Foosiya Mohamed Sulub oo meherkoodi ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, dad aad u faro badan ayaa hambalyada qoyskan cusub dirayay waxana kamid ah kuwan hoose oo kala Ahmednuur Mohamed Farah Mohamed Ibrahim …

3,718 total views, 0 views today

Share
Tahniyadaha

Hambalyo Dhalasho: Mudane Cabdirashiid Cali Bashiir Iyo Marwadiisa Sacda Sheekh Ahmed oo wiil ugu dhashay Garissa.

Waxaan Hambalyo Dhalasho oo qaali ah u diraynaa Halgame Cabdirashiid Cali Bashiir (Geelqaad) Iyo Marwadiisa Sacda Sheekh Ahmed oo 24-3-2016 wiil ugu dhashay Isbitaalka Magaalada Garissa ee Xarunta Gobolka Waqooyi Bari Kenya, wiilkaas oo loo bixiyay Cadnaan Cabdirashiid Cali. Waxaan leenahay Noqo kii Anfaca dadkiisa, dalkiisa iyo waliba diintiisa Inshaa …

3,176 total views, no views today

Share
Tahniyadaha

Hambalyo Aroos: Mudane Maxamuud Maxamed Iyo Marwadiisa Nimco Xassan Nuur.

Waxaan halkan Hambalyo Meher/Aroos oo qaali ah uga diraynaa Mudane Halgame Maxamuud Maxamed Muxumed (Qoorgaab) Iyo Marwadiisa Nimco Xassan Nuur oo maanta Meherkoodu ka dhacay Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee Dalka Maraykanka isla caawana ku Aqal galaya Magaaladaasi Minneapolis, waxaana leenahay Illaahay ha idiin isu barakeeyo hana idinka dhigo …

3,681 total views, 0 views today

Share
Tahniyadaha

Hambalo Meher: Mudane Liibaan Miyir Abdi & Marwadiisa Fardowsa Hassan Abdi.

Hambalyo Hambalyo Meher oo qaali Dhamaan Jaaliyadda Soomaalida Ogaadeenya ee Bariga Afrika ee JABSO Iyo Faracyadeeda kala duwan oo isku duuban waxay Hambalyo Meher oo qaali ah halkan uga dirayaan Hogaanka Arimaha Bulshada Jaaliyadda Afrikada Bari ee Soomaalida Ogaadeenya JABSO Mudane Liibaan Miyir Cabdi (Kulmiye) Iyo Marwadiisa Fardowsa Hassan Cabdi …

2,843 total views, no views today

Share
Tahniyadaha

Hambalyo Meher: Alfanaan Cabdifatax Jarmal Iyo Marwadiisa Ayaan Abdiraxmaan.

Hambalyo Hambalyo Hamablyo Meher oo qaali ah.    Dhamaan Maamulka Iyo Hawlwadeenka Qorahay Media oo isku duuban waxay Tahniyad Meher oo qaali ah u dirayaan Fanaanka Da’ada yar ee Codka Macaan ee Ogaadeenya u dhashay Alfanaan Cabdifataax Axmed Cabdullaahi (Cabdifataax Jarmal) Iyo Marwadiisa Ayaan Cabdiraxmaan Maxamuud oo maanta Meherkoodu ka …

5,492 total views, no views today

Share
Tahniyadaha

Hambalyo: Mudane Cabdinuur Muuse Iyo Marwadiisa Ayaan Sheekh Maxamuud..

Jaaliyadda Africada Bari ee Soomaalida Ogaadeenya (JABSO) Maamulka Guud ee JABSO Iyo Hawlwadeenada kala duwan ee Jaaliyaddu waxay Hambalyo Guur oo qaali ah u dirayaan Mudane Cabdinuur Muuse Iyo Marwadiisa Ayaan Sheekh Maxamuud (Ayaan Geescade) oo maanta Meherkoodu ka dhacay Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya. Waxaan leenahay Guurkiina guur …

4,485 total views, no views today

Share
Tahniyadaha

Hambalyo Meher oo ku socota Halgame Maxamed Abdullahi Kooreeye Iyo Marwadiisa Ayaan Xassan Faarax.

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO: Waxaan Hambalyo Meher oo qaali ah halkan uga diraynaa Halgame Maxamed Cabdullaahi Kooreeye Iyo Marwadiisa Ayaan Xassan Faarax Oo uu shalay Meherkoodu ka dhacay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya, waxaana leenahay Meherkiina rabbi ha ka dhigo midkii uu Aroos barakaysan ka dambeeyo ee ay Awlaad Sulaxa ahna ka …

5,246 total views, 0 views today

Share
Tahniyadaha

Tahniyad Dhalasho Farxad leh: Halgame Deeq Mahdi Iyo Marwaiisa Nimco Sheekh.

Hambalyo dhasho Farxad leh” Anagoo ah dadkan hoos ku qoran waxaan Tahniyad Dhalasho oo farxad leh hawada u marin haynaa Mudane Deeq Mahdi Sh Ibraahim Iyo Marwadiisa Nimco Sh Maxamed Yuusuf oo ay shalay (16-August-2015)  Gabadh ugu dhalatay Magaalada Habaasweyne ee Deegaanka Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya, Gabadhaas oo …

6,564 total views, no views today

Share
Tahniyadaha

Hambalyo Dhalasho: Mudane Eng Ahmednasir Ali Gani Iyo Marwo Shukri M Ruun.

Hambalyo Hambalyo Dhalasho oo Farxad leh Waxaan Hambalyo dhalasho oo farxad leh u diraynaa Halgame Eng Ahmednasir Ali Gaani Iyo Marwadiisa Shukri Muhumed Ruun oo manta 4-July-2015 uu wiil ugu dhashay Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya wiilkaas oo loo bixiyay Abdirisaaq Ahmednasir Ali, waxaan leenay Adeer soo barbaar oo …

4,895 total views, no views today

Share
Tahniyadaha

Tahniyad Dhalasho: Mudane Hassan Hussein Iyo Marwadiisa Fatxiya Hussein.

Hambalyo Hambalyo waxaan Hambalyo dhalasho oo qaali ah u diraynaa Mudane Hassan Hussein Bile Iyo Marwadiisa Fatxiya Hussein Ciise  oo 24-5-2015 Wiil ugu dhashay Magaalada Jabuuti ee Xarunta Dalka Djibouti kaas oo loo bixiyay Mohamed-Amiin Hassan Hussein waxaana leenahay Mohamed-Amin soo barbaar oo moqo kii dalkiisa, diintiisa iyo waliba dadkiisa …

5,339 total views, no views today

Share
Tahniyadaha

Hambalyo Meher: Mudane Xadiis Sayid iyo Marwo Ifraax Muxumed Ibraahim.

Waxaan halkan uga hanbalyayn haynaa anagoo ah Maamulka Golaha Wadatashiga JWXO iyo dhamaanba xubnaha Golaha ku jira, lamaanaha is caashaqay ee kala ah Boqorka iyo boqorada, Halgamaaga iyo halgantada waa Halgame Xadiis Sayid iyo Marwadiisa Ifraax Muxumed Ibraahim oo uu arooskoodu kadhacay Magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya. Waxaanu leenahay …

5,866 total views, no views today

Share
Tahniyadaha

Tahniyad Dhalasho: Mudane Mohamed Xaaji Cali iyo Bahjo Xuseen Mohamed.

Hanbalyo hanbalyo waxan halkan uga hambalyaynaynaa Mudane Mohamed Xaaji Cali iyo Marwadisa Bahjo Xuseen Mohamed oo wiil ugu dhashay wadanka Koofur Afrika. Wiilkaas oo loo bixiyay Mascuud  Maxamed waxaan leenahay soobarbaar Adeer oo noqo kii dalkiisa, diintiisa Iyo dadkiisaba Anfaca Waalidkiina Baari u noqda Inshaa Allaah. Dadka Tahniyadda Dhalasho diraya …

5,895 total views, no views today

Share
Tahniyadaha

Tahniyad Aroos: Mudane Shamsudiin Ugaas Xukun Iyo Marwo Sacda Maxamed.

Anagoo ah dadka Magacyadoodu hoos ku xusan yahiin waxaan Tahniyad Aroos oo qaali ah hawada u marin haynaa Lamaanaha Iscaashaqay oo kala ah Mudane Shamsudiin Ugaas Xukun Iyo Marwadiisa Sacdiya Maxamed Sh Cabdi oo caawa 11-March-2015 uu Arooskoodu ka dhacayo Magaalada Gaarissa ee Xarunta Gobolka Waqooyi Bari Kenya. Waxaan leenahay …

7,859 total views, no views today

Share
Tahniyadaha

Tahniyad Dhalasho oo ku socota Sheikh Mohamed Sheikh Abdi Aar & Samsam Cabdullahi Cali

Waxaa halkan tahniyad dhalayo looga diryaa Sheikh Mohamed Sheikh Abdi Aar & Marwadiisa Samsam Cabdullahi Cali oo maanta wiil  ugu dhashay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, wiilkaas oo loo bixiyay Cadullahi waxaan leenahay soo bar-baar oo noqo midkii Diintiisa, Dadkiisa & Dalkiisaba anfaca. Waxaa tahniyadan si gaar ah u …

3,756 total views, no views today

Share
Tahniyadaha

Tahniyad Meher: Mudane Mukhtaar Cabdi Iyo Marwadiisa Xabso Sh Faarax.

Hambalyo Hambalyo Meher oo wacan. Anagoo ah dadka ay magacyadoodu hoos ku xusan yahiin waxaan Hambalyo Meher oo qaali ah u diraynaa Mudane Mukhtaar Cabdi Cismaan Iyo Marwadiisa Xabso Sheekh Faarax oo shalay 21-2-2015 Meherkoodu ka dhacay Magaalada Gaarissa ee Xarunta Gobolka Waqooyi Bari Kenya waxaana leenahay Illaahay Meherkiina ha ka …

6,572 total views, no views today

Share
Tahniyadaha

HAMBALYADDA AROOSKA-C/SALAAN TOOSANE IYO MARWO

Allah Mahad Leh- Hambalyo Aroos, Anagoo ah Jaaliyadda Beel-weynta C/Garaad(Qayaad) ku kala sugan cifiryadda Aduunyadda waxaanu halkan hambalyo diiraan uga direeynaa Aroos Mudane-C/SALAAN ISMAACIIL XASSAN(TOOSANE)IYO MARWO- HODAN XASSAN MAXAMED oo arooskoodu ka dhacay 01/02/2015 Magaaladda Neyroobi(Kenya)guri camal kheyr iyo suubanaan leh,qoskii lagu farxo,Raxmaankuna uGu deeqo ubad kheyr qaba, nolool wanaagsan …

2,973 total views, no views today

Share
Tahniyadaha

Tahniyad Meher:Halgame Faarax Cabdi Xuseen Iyo Marwo Ramla Yusuf Cabdi

Jaaliyadda Ogaadeeniya Ee Koonfur Afrika Xarunteeda Dhexe. Faracyada JOKA, Ururka OYSU SA, Ururka Haweenka Ogaadena Ee K/Afrika, Xubnaha JOKA iyo dhamaan taageerayaasha ayaa Hanbalyo kal iyo laab ah u tabinayaa Lamaanaha is calmaday ee sanadka. 2015 noqday kuwii ugu horeeyay ee wadada Guurka uhorseeda halgamayaal badan Waa Halgame Faarax Cabdi …

2,980 total views, no views today

Share
Tahniyadaha

Hambelyo Meher, Mudane C/raxmaan Maxamed & Marwo Suleekho Yuusuf oo ka dhacay Koonfur Afrika

Waxaan hanbayo u diraynaa lamaanaha kala ah C/raxmaan Maxamed iyo marwadiisa qaaliga ah Suleekho Yuusuf oo meherkoodu ka dhacay waanka Koonfur Afrika gaar ahaan gobolka Kwazulu Natal magaalada Durban Dhamaan waxaan leenahay gacala iyo sokeeyaba waxaana si gaar ah hanbalyo iyo bogaadin u dirayay dadka kala ah. 1. Rashiid axmed …

1,880 total views, no views today

Share