qormo22

Mudane, Cali Sabire Waa Xoog & Xubin Muhiim ah oo Halganku ku diirsaday, By...
Maashaa Allaah waa kalimada Diinta Islaamku inagu amartay inaan ku dhawaaqno markaan aragno Nicmo walaalkaa haysto ama uu gaadho wax guul iyo wanaag a Sii akhri

Farmaajo3

Talooyin muhiim ah oo ku socda Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mr. Farmaajo
Inta aanan qormadeyda bilaabin aan marka hore u mahadceliyo bacda xamdillaahi labada Gole ee uu ka kooban yahay Barlamaanka Dowladda Federaalka ee Soo Sii akhri

qormo2212

Faallo: Hal Talo Ayaa dhaaftay Dhiigmiirte Meles Zanawi Dib Ayuuse ka Fahmay, By...
Cid kasta oo doonta inay qoraal samayso ama Khudbad jeediso waxaa lagama maar,maan u ah inay meel cuskato sida Taariikhda, Nas Diini ah, xikmad, Maahm Sii akhri

jaamac

Maqaal: Iyadoo ay wali socdan wada hadalada Somaliland iyo Somalia ayaan halkan ...
Iyadoo ay wali socdan wada hadalada Somaliland iyo Somalia ayaan halkan ku eegaya siyaasada ay ka qaban labada Nadaam dhulka ay xabashidu haysto kaaso Sii akhri

maqaalo2

Faallo: Fashilkii Australia ka raacay Abdi Iley, Abbay Woldu iyo Yelow Abate.
Cabdi Iley oo aad wada garanaysaan ahna horjoogaha Guumaysiga uga wakiilka ah wadanka Ogadeniya oo ay la socdaan dhagar qabayaal ay kamid yihiin ̶ Sii akhri

qormo22

Maqaal: Hurgumada Gumaysiga iyo Halganka JWXO (Qaybta 1)
Marka kobad waxaa mahad iska leh Allaah (SW) Nabigeeni Muxamedna naxariis iyo nabad galiyo kor kiisa ha ahaato. Halgamayaal inta aynaan gudaha u sii g Sii akhri

sheikh_sagal1

Dhagayso: Cashirkii 121 ee Sheikh Abdullaahi Sh M Sagal ee ka baxay Radio Qoraha...
Waxaan halkan idiinku soo gudbin haynaa Cashirkii u dambeeyay ee Sheikh Abdullaahi Sh M Sagal , wuxuuna Sheekhu inoo ifinayaa diinta Islaamka iyo waaj Sii akhri

Coldoon1

Dallada Suxufiyiinta Qorahay Media oo Cambaaraysay Xadhiga Wariye Coldoon.
Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Somaliland la baxay ayaa maanta Xabsiga Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer dhigay Wariye Cabdimaalik Sheekh Sii akhri

Untitled

Kacdoonka ay Oromadu hormuudka ka tahay maxuu ku dambayn karaa?
Qoomiyadda Oromadu waa qowmiyada kaliya ee Islamkeedu ugu tirada badan yahay Geeska Africa. Marka haday kaceen Garabkooda Allah galo, maanta waxaan u Sii akhri

ogaden-oil

Faallo: Shidaalka Ogadenya, Itoobiya Soojeed kusoo saari waydaye, ma Riyo ayay k...
Waxaa caadi iska ah in baadilku u ekaado Daadxoorta isagoo bulaalaaya ood moodo inuuna waligii dhamaanayn. Waxaa kale oo caadi ah in xaqu yahay sida j Sii akhri

obama3

Safarka Obama wax ma kabadali karaa siyaasada cakiran ee Geeska Afrika.
Danaha siyaasadeed ee dalka Maraykanka ayaa ah mid si weyn ugu wajahan Geeska Afrika gaar ahaan dalalka Kenya, Somaliya & Itoobiya isaga oo mudo d Sii akhri

Qoraha Maqaalkan

Maqaal: Maxay tahay Guushu, maxayse ku timaadaa:-By Liibaan Miyir.
Guushu waa himilo iyo hiigsi aad leedahay oo aad gaadho, mana aha mid ku timaada xaglo laaban, sahal, fikir gaabni, hami yari iyo samir yaraan toona. Sii akhri

taardhuleed

Faallo: Taar-dhuleedoow Away Tigreegii walaalkaa ahaa?
Sida aan lawada Soconno Wuxuu Dagaal lagu Hoobtay ka Socdaa Muddo Todobaad ah Xuduudda Ogaadeeniya iyo Soomaaliya, Waxaana Qalinka u Qaatay Maanta Su Sii akhri

Qoraha Maqaalkan

Faallo: Jabka Hawaarinta (Liyuu Police) Iyo Guusha Shacabka Laba-baar.
Umad walba oo aduunka kunool mar unbay baraarugtaa, shacabka somaliyeed ee daga xuduuda udhaxaysa wadanka Ogadeniya iyo soomaaliya waxaa si cad oo bad Sii akhri

Qoraha Maqaalkan

Faallo: Khilaafka Gumaysiga Ethiopia By Liibaan Miyir (Kulmiye).
Waxaa mahad dhamaanteed iska leh Allaah (SWC) Waxaan kaloon si aad iyo aad ah ugu mahad naqayaa Warbaahinta Qorahay Media iyo dhamaan Wariyeyaashiisa Sii akhri

Sky-Light

Taxanaha Bulaleydhka ee Bishan May Maxaan ku ifiyay-By Xaaji M/rashiid.
Shucuubta Itoobiya ayaan daran, ADISna uma roona ISISna uma roona- Aduun dhib lagama waayo waxaase wanaagsan in markuu ruuxu dhibaato lasoo daristo uu Sii akhri

jamal

Dhagaxdhigga Jaamacadda Qabridahar Ma hormar la gaadhay baa? mise waa qawda maqa...
Wuxuu halgamaagii umadda Soomaaliyeed Sayyid Maxammad Cabdille Xassan inooga tagay murti qiimi badan oo 95 sano geeridiisii kadib ay wili taabanayso d Sii akhri

Qoraha Maqaalkan

FAALO: GUUSHA ONLF IYO XAALADA GUMAYSIGA ITOOBIYA.
ONLF/JWXO Jabhada ONLF waa jabhad dagaal kula jirta gumaysiga madaw ee xabashida waxayna dagaalka biloowday 1994 ilaa iyo maanta waxa si xawli ah ku s Sii akhri

Kulmiye

MAQAAL: SIYAASADA GUMAYSIGA TPLF EE MAANTA
Macaahida gumaysiga itobiya ee gacanta ugu jira jabhadda TPLF waxaa lagu dhigaa Cashiro la soo qurxiyay, Taarikh been abuura, horumar aan jirin waligi Sii akhri

Kulan

Maxuu Kaga Duwan yahay Mujaahid Sheikh Aqoonyahanka Ogadeniya Ee Qurbaha?
Shaki kuma jiro in dad badan oo unasab sheegta Gobolka Ogaden ay siyaabo kala duwan ula dagaalamaan Ethiopia, waxaa kaloon shaki kujirin in sidoo k Sii akhri

  • Qisadii dhul u tura

  • Baraaruga Bulshadda Somaliyeed

  • ads


  • Qorahay Web TV

  • English News

    Ethiopian army has started a campaign of mass detention and terrorized the commu...

    Ethiopian army has started a campaign of mass detention and terrorized the community in Jarati and surrounding villages. In Octobe Sii AkhriOctober 19, 2017 >>

    Today marks the 7th anniversary of Ogaden Youth and Students Union

    Today marks the 7th anniversary of Ogaden Youtth and Students Union (OYSU). Seven years after the Ogaden Intellectuals met and pro Sii AkhriJune 27, 2017 >>

    Urgent: Cholera kills over 347 in the last 5 DAYS in Ogaden

    The Horn of Africa is currently experiencing one of the severest droughts ever experienced, the devastating effects of this drough Sii AkhriMarch 10, 2017 >>

    ONLF Congratulates President-elect of Somalia.

    Dear H. E. Mohamed Abdullahi Mohamed, President-elect of Somalia Mr. President-Elect: Please accept my warm congratulations on y Sii AkhriFebruary 9, 2017 >>

    Iran to take ‘reciprocal measures’ after Trump’s immigration o...

    Iran is carefully studying US President Donald Trump’s executive order limiting immigration from seven Muslim-majority count Sii AkhriJanuary 29, 2017 >>

    ONLF Press Release Urgent Alert: Cholera and Draught devastating the Somalis in ...

    ONLF Press Release November 17, 2016   Urgent Alert: Cholera and Draught devastating the Somalis in Ogaden   The Deyr rains have Sii AkhriNovember 18, 2016 >>

    AN OGADENIA DIARY BY UGAAS

    My name is Ugaas, I am from the Ogaden a region mainly inhabited by people of Somali ethnicity. The Ogaden has a population o Sii AkhriNovember 15, 2016 >>

    ONLA Communiqué

    ONLA Communiqué November 13, 2016 ONLF commando Unit of Halgan Sector, ambushed an Ethiopian regime army platoons, near Dhuhun di Sii AkhriNovember 13, 2016 >>

    → More News

    Tahniyad

    Tahniyad Aroos Abdullahi Yusuf & Saynab Mohamed oo ka dhacay UK

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo aroos wacan waxaa hambalyo loo dirayaa Mudane Abdullahi Yusuf Hassan Sheikh Muxumed Adan Xagal & Sa Sii AkhriFebruary 20, 2017 >>

    Hambalyo Aroos: Mudane Mohamud Abdi Nuh Iyo Marwadiisa Asma Xaaji

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo   Dhamaan Hawlwadeenada Iyo Xubnaha kala duwan ee Faracyada Jaaliyadda Ogaadeenya ee Bariga Afrika oo Sii AkhriDecember 13, 2016 >>

    Hambalyo aroos: Mudane Xaafid Mohamed Omar & Marwo Fosiya Mohamed Sulub

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo aroos waxaa hambalyo loo dirayaa Mudane Xaafid Mahamed Omar Haaguf & Marwadiisa Foosiya Mohamed Sul Sii AkhriDecember 4, 2016 >>

    Hambalyo Dhalasho: Mudane Cabdirashiid Cali Bashiir Iyo Marwadiisa Sacda Sheekh ...

    Waxaan Hambalyo Dhalasho oo qaali ah u diraynaa Halgame Cabdirashiid Cali Bashiir (Geelqaad) Iyo Marwadiisa Sacda Sheekh Ahmed oo Sii AkhriMarch 26, 2016 >>

    Hambalyo Aroos: Mudane Maxamuud Maxamed Iyo Marwadiisa Nimco Xassan Nuur.

    Waxaan halkan Hambalyo Meher/Aroos oo qaali ah uga diraynaa Mudane Halgame Maxamuud Maxamed Muxumed (Qoorgaab) Iyo Marwadiisa Nimc Sii AkhriFebruary 28, 2016 >>

    Hambalo Meher: Mudane Liibaan Miyir Abdi & Marwadiisa Fardowsa Hassan Abdi.

    Hambalyo Hambalyo Meher oo qaali Dhamaan Jaaliyadda Soomaalida Ogaadeenya ee Bariga Afrika ee JABSO Iyo Faracyadeeda kala duwan oo Sii AkhriFebruary 1, 2016 >>

    Hambalyo Meher: Alfanaan Cabdifatax Jarmal Iyo Marwadiisa Ayaan Abdiraxmaan.

    Hambalyo Hambalyo Hamablyo Meher oo qaali ah.    Dhamaan Maamulka Iyo Hawlwadeenka Qorahay Media oo isku duuban waxay Tahniyad M Sii AkhriJanuary 10, 2016 >>

    Hambalyo: Mudane Cabdinuur Muuse Iyo Marwadiisa Ayaan Sheekh Maxamuud..

    Jaaliyadda Africada Bari ee Soomaalida Ogaadeenya (JABSO) Maamulka Guud ee JABSO Iyo Hawlwadeenada kala duwan ee Jaaliyaddu waxay Sii AkhriNovember 21, 2015 >>

    → More News