Faallo

Kala yaaca & kala haadka Taliska Adis Ababa kusoo fooleh yaa u noolaada + Maanso- By: Xaaji M/rashiid

Dalka sii dumaya ee itoobiya ayaan maanta gudaha u galayaa anigoo kawar bixinaya xaaladaha hoose intaan ka ogahay. Warbixinada lugtu waxay sheegayaan xaalado adag oo uu wadankaasi wajahayo. Guud ahaan waa lala socdaa inuu yahay wadan foolanaya oo sidkiisii dhamaaday. Sidaan ognahay wax foolanaya haduuna helin gurmad caawiya inuu silcayo …

14,822 total views, 0 views today

Share
Faallo

Faallo: Camma iyo Watiiniyo, Cabasiyo Wasaafaad, Caadilkaa lakaashoo, kuciqaab Wayaanaha- Waa gubaabada cusub ee JWXO/ONLF By- Xaaji M/rashiid

Marka hore waxaan akhristayaasha sharafta leh usheegayaa inay miiska ii yaaleen diyaarinta maqaalo kala duwan, isagoo xaalku sidaa yahay ayaan daawaday baahintii Ilays TV ee ciidanka xoreynta Ogadenya ee 23 bishan aynu kujirno. Taasi waxay keentay inaan si wayn ugu faraxay aragtida cududa ciidanka gobanimo,doonka, sidaas darteed waxaan go’aansaday inaan …

5,849 total views, 0 views today

Share
Faallo

Duljoogso: Xoriyada Ogaadeenya waa furaha xalka & nabada Geeska Afrika

Sida lawada ogyahay waxaa Geeska Afrika ka socda guluf colaadeed & hardan siyaasadeed oo mudo dheer soo jiray wajiyo & maraaxil kala duwana soo maray, loolanka ugu weyni wuxuu mudo dheer u dhexeeyay umada Soomaaliyeed oo assal ahaan dad qabweyn ah & gumaysiga Ethiopia (Abasiniya) oo ku caan baxay damacwaalan …

3,360 total views, 0 views today

Share
Maqaalada

ASTAANTA UGU WAYN EE LAGU GARTO GUMAYSTAHA

Caadada gumaysiga iyo astaamihiisa wata ficilada iyo qorshaha lagu cabudgiyo umada si looga gaadho dano laga leeyahay oo gaara. Gumaysigu ma helo awood iyo itaal maadi ah oo uu ku hanto umad leh dad, dal, dhaqan iyo aragti ay ku maareeyaan jiritaankooda sida dhaqaalaha, siyaasada, Xalinta khilaafaadka iyo kaydinta dhacdooyinka …

879 total views, no views today

Share
Maqaalada

OYSU OO TODOBA JIRSATAY.

7 guuradii Midawga dhalinyarada iyo ardayda Ogaadeeniya (OYSU) Ururka dhalinyarada ee OYSU oo ah urur caan ah kana hawlgala dhamaan dunida dacaleeda meel kasta oo bulshada Soomaaliyeed ku dhaqantahay, isla markaana matala shacabka dulman ee Soomaalida Ogaadeeniya ayaa maanta 7da jirsaday. Wixii ka horeeyay 2010 ka waxaa daafaha aduunka ku …

533 total views, no views today

Share
Faallo

Mudane, Cali Sabire Waa Xoog & Xubin Muhiim ah oo Halganku ku diirsaday, By- Xaaji M/rashiid

Maashaa Allaah waa kalimada Diinta Islaamku inagu amartay inaan ku dhawaaqno markaan aragno Nicmo walaalkaa haysto ama uu gaadho wax guul iyo wanaag ah, sidaa daraadeed baan leeyahay Maashaa Allaah Cali sabire Sigad ilaahay wuxuu siiyay Aqoon, karti iyo Gaarasho uu ku fahmay in la guumaysto dalkiisa iyo dadkiisaba, Sidaana uu …

862 total views, no views today

Share
Maqaalada

LOOLANKA GEESKA AFRICA IYO KACDOONKA SOOMAALINIMADA, YAA HANAN DOONNA GUUSHA..

Haddii ay Soomaalidu dhawr iyo toban sanadood colaado sokeeye, bur-bur iyo barakac aan dhib mooyee wax dheef ah lagu ogayn dhex jibaaxaysey oo halaagyada is-fashilinta iyo middi-middi ku taagga laga dhaxlo si siman loo wada dhadhamiyey. Sidoo kalana halakooyinka iyo hoogga nidaam-darrada iyo khasaaraha nabad gelyo la’aanta ay dadkeenu si …

2,640 total views, no views today

Share
Faallo

Talooyin muhiim ah oo ku socda Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mr. Farmaajo

Inta aanan qormadeyda bilaabin aan marka hore u mahadceliyo bacda xamdillaahi labada Gole ee uu ka kooban yahay Barlamaanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Kuwaasi oo runtii ka jawaabay dareenka dadka Soomaaliyeed ee ay ku doonayeen in madaxweyne loo doorto Maxamed Cabdulaahi (Farmaajo), Kaasi oo ay ku tumayaan in uu wax …

670 total views, no views today

Share
Maqaalada

Maqaal: Madasha 60 waa Mawjad Soomaaliyeed oo caafimaad qabta, By- Xaaji M/rashiid

Hordhac: Waxaa iska caadi ah in cidii uu cudur halis ahi haleelo ayna dhici karin inay wax kale ka fakarto aan ka ahyn siday isu daawayn lahayd. Aduunka waxay ugu jeceshahay cudurkaagii waa la gartay dawadiisiina waa lahelay. Waxaa kale oy ugu jeceshahay inay kan ka kacdo oy maruun is …

683 total views, no views today

Share
Maqaalada

Maqaal: isu ekaanshaha halgankii Vietnam iyo kan Ogadeniya By: Liban Miyir.

Halgamayaal qormadani waa mid aan rabo inaan isku barbardhigo halgankii jamhuuriyadii Vietnam iyo halgankan Ogadeniya ee ay JWXO hogaaminayso, dadka Ogadeniya ayaa taariikh dheer u leh halgan adag oo ay kala horyimaadeen gumaystayaashii doonayay inay qaataan dhulka daahirka ah ee soomalida Ogadeniya, gumaysigaas oo falal lidi ku ah jiritaanka umada …

877 total views, no views today

Share
Maqaalada

Qiso ku yaab-galin doonta: Sideed sanadood ayaan Xabsi u galay .W/Q Khadar Aar

Aduunka intaad ku nooshahay waxkasta oo kaa yaabiyaba waa ay kusoo marayaan duniduna sideedaba waxa ay u eeg tahay sida giraangir hadba dhinac u wareegaysa,hadii maanta aad aragto sheeko iyo wax ku cajab galiya, ku talagal barina waxa aad arkaysaa hadii aad noo shahay waxkale oo kasii daran. Xiliga dhalin-yaranimadu …

1,170 total views, no views today

Share
Maqaalada

Waa maxay xidhiidhka ka dhexeeya BBC-da iyo mirqaanka Qaadka.W/Q Qareen/ Khadar Aar

Waa maxay xidhiidhka ka dhexeeya BBC-da iyo mirqaanka Qaadka.W/Q Qareen/ Khadar Aar Xiliyada ay dagaladu amma qaraxyadu ay dhacaan dhulka Somalida meel ka mida, inta badan dadku waxa ay la kulmaan qas iyo qalaase aad u farabadan ,kuwaasi oo ku yimaada dhamaan goobahaasi uu dagaalku amma qaraxu ka dhacay, Dagaalkasta …

951 total views, no views today

Share
Faallo

Faallo: Hal Talo Ayaa dhaaftay Dhiigmiirte Meles Zanawi Dib Ayuuse ka Fahmay, By: Xaaji M/Rashiid

Cid kasta oo doonta inay qoraal samayso ama Khudbad jeediso waxaa lagama maar,maan u ah inay meel cuskato sida Taariikhda, Nas Diini ah, xikmad, Maahmaah ama Suugaan, Hadii kale waxaa dhici karta inuuna qoraalkaasi ama hadalkaasi dhadhan fiican yeelanin. Anigoo halkaa ka duulaya waxay soomaalidu ku maahmaahdaa talada adigaa kunool …

1,433 total views, no views today

Share
Faallo

Maqaal: Iyadoo ay wali socdan wada hadalada Somaliland iyo Somalia ayaan halkan ku eegaya siyaasada ay ka qaban labada Nadaam dhulka ay xabashidu haysto kaaso ay ku jirto tuulada la xasuuqay: Qalinkii Adan Jama Kahin, UK.

Iyadoo ay wali socdan wada hadalada Somaliland iyo Somalia ayaan halkan ku eegaya siyaasada ay ka qaban labada Nadaam dhulka ay xabashidu haysto kaaso ay ku jirto tuulada la xasuuqay: Qalinkii Adan Jama Kahin, UK. Salaan dhamaan dadka shaashada ka akhrisanaya dhamaantiinba, waxa igu kalifay in qoritaanka arrinta aan xoog …

1,440 total views, no views today

Share
Faallo

Maqaal: Hurgumada Gumaysiga iyo Halganka JWXO (Qaybta 1)

Marka kobad waxaa mahad iska leh Allaah (SW) Nabigeeni Muxamedna naxariis iyo nabad galiyo kor kiisa ha ahaato. Halgamayaal inta aynaan gudaha u sii galin maqaalka bal aynu qeexno macnaha erayga “Gumaysi” Gumaysi: wuxuu yimaadaa marka dal ama dawlad ay ku soo duusho dad iyo dal kale iyada oo adeegsanaysa …

785 total views, no views today

Share
Maqaalada

Halgamayaalku wixii Guul ah oy Cadowga ka gaadhaan, waxaa looga qorayaa Camal suuban! By: Xaaji M/Rashiid

Halgamayaalku wixii Guul ah oy Cadowga ka gaadhaan, waxaa looga qorayaa Camal suuban! By: Xaaji M/Rashiid Suuratu Towbah, Aayada 120 aad- وَلَا يَنَالُونَ مِن عَدُوٍّ نَّيْلًا إِلَّا كُتِبَ لَهُم بِهِ عَمَلٌ صَالِحٌ  Halgamayaalku wixii Guul ah oy Cadowga ka gaadhaan, waxaa looga qorayaa Camal suuban!  Bismillaah Alxamdu Lillaah- Dadkii la …

723 total views, no views today

Share
Maqaalada

Imisaa qof oo Soomaali ah ayaa dhimatay bisha Disembar ee aynu ku jirno?

Waxaan qormadan kaga hadli doonaa haddii uu Rabbi idmo arin xanuunkeeda leh, Taas oo ah dhiiggan maalin walba macnadarada u qulqulayo. Waxaana inta aan ku gudajirno qormada isweydiin doonnaa inta qof oo Soomaali ah oo dhimatay bisha Disembar ee aanu ku jirno, halka gebagebada qormadana aan taxi doono xuluul macquul …

1,359 total views, no views today

Share
Faallo

Kacdoonka ay Oromadu hormuudka ka tahay maxuu ku dambayn karaa?

Qoomiyadda Oromadu waa qowmiyada kaliya ee Islamkeedu ugu tirada badan yahay Geeska Africa. Marka haday kaceen Garabkooda Allah galo, maanta waxaan u qaban karno oo aan ka ahayn inaan la tacaadufno ma haynaa?. Hadaan waxoogaa Aragtidayda ka dhiibto, waxa Oromada kiciyay waa dulmi,  daarran ku dul noolaansho iyo dhibaatooyin Qarniyo …

2,059 total views, no views today

Share
Maqaalada

Duljoogso: Waxa lagu tilmaamo horumar ay Ethiopia dhulka Ogaadeenya kasamaysay oo Jamhuuriyada Soomaliya gaadhay.

Cinwaanka qormadeena Duljoogso ee todobaadkan oo ah Horumarka ay Ethiopia dhulka Ogaadeenya kasamaysay oo Jamhuuriyada Soomaliya gaadhay waxaan ka soo xiganay qoraal uu qoray mid ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed oo ka hadlayay dhacdadii ay ciidanka gumaysiga Ethiopia & dhidid dhawrkooda Hawaarintu ku xasuuqeen dad rayad ah oo ka mid …

1,758 total views, no views today

Share
Maqaalada

Maqaal: Maxaa lagu garan karaa qofkii ka leexda Tareenka Halganka Ogaadeenya? By Liibaan Miyir.

Mahad oo dhan waxa ay usugnaatay Allaah (SWC) Naxariis iyo nabad galiyana suubanaheena korkiisa ha ahaato. Intaa kadib waxaa jira afar marxaladood oo isbadalka qofku maro , waxayna kala yihiin sidatan : Isbadal-Duleed ( Physical Change) Isbadal-Aragtiyeed (Emotional Change) Isbadal Hanaan-fikireed (Mental Change) Isbadal nafeed (Spiritual Change) Hadaba waxaan jecelahay …

2,338 total views, 0 views today

Share