Warar

Qasnad Farax waa magaca gabay ay hadda tirisay Abwaanad Roda Ibrahim C. Gurey

Abwaanad Roda Ibarhim C.Gurey (Afjano) ayaa hadda barteeda Facebook soo dhigtay gabay kooban oo qoraal ah kaas oo ay ku cabirtay dareenkeeda ku aadan xabsiga uu ilahay Bashiir Axmed Makhtal ka soo saaray, gabayga oo ay abwaanadu ugu wan qashay Qasnad Farax ah ayay qayb hordhac ah bulshada u soo …

2,451 total views, 0 views today

Share
Warar

TAARIIKHDU WAA DHAXAL

Garaad makhtal daahir rabi naxaristi jano haka waraabiyo wuxuu mudo dheer Jeel ka maanta bashiir kasoo baxay ugu xidhnaa dawlada Ethiopia Waxa kaliya ee Loo haystay waa mabdi iisa gobonimo doon ilahay haw naxariistee makhtal dahir akhirki waa lasoodayay, hadafkiisi gobonimo doon halkii ayuu ka watay ilaa mawdku u yimid …

2,938 total views, 0 views today

Share
Warar

Shacabkii ku bara kacay colaada Ogaadeenya & Oromia laga dhex abuuray oo xaaladooda laga dayrinayo

Warar Qorahay media gudaha Ogaadeenay ka soo gaadhay ayaa sheegaya xaalad halis ah oo ay ku suganyihin dad aad u badan oo kamida haa shacabkii Soomalaida ah ee ku soo baro kacay colaada uu gumaysigu Ethiopia ka dhex huriyay labada sjhacab ee walaalaha aha waa Soomaalida Ogaadeenya & shacabka Oromia, …

8,558 total views, 0 views today

Share
Warar

Duljoogso: Halgamaaga gobanimo doonka ah muxuu ku suntanyahay?

Qoramadeena Duljoogso ee todobaadkan waxaynu ku soo qaadanaynaa cinwaanka sare oo ah Halgamaaga gobanimo doonka ah muxuu ku suntanyahay? waxaanan u araganay inaynu wax ka taataabano, ugu horayn ereyga halgan marka aad maqasho waxaa judhaba maankaaga ku soo dhacaysa shaqo adag oo loo galayo hab mutadawacnimo ah isxilqaana lagu fuliyo …

9,701 total views, 0 views today

Share
Warar

Magaalada Harta-Sheekha oo biyo qarqiyeen halisna ku jirta

Wararka laga helayo gudaha Ogaadeenya gaara haan magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in ay roobabkii labada todobaad da’ayay dhibaatooyin gaysteen islamarkaasna ay biyo buuralayda ka soo dhaadahay magaalooyinka waxyeello u gaysteen, magaalada Harta-Sheeka ayaa kamid ah meelaha sida weyn looga dayrinayo ee ay daadadkaasi waxyeelleeyeen waxaana la sheeagyaa in ay guryo …

11,891 total views, 0 views today

Share
Warar

Ururka OYSU oo ka qayb galay kulan caalami ah oo lagu qabtay xarunta UN ee New York.

Ururka Midowhga Ardayda & Dhalinyarada Ogaadeenya oo afka qalaad lagu yidhaado Ogaden Youth & Student Union (OYSU) ayaa ka qayb galay kulan caalami ah oo lagu qabtay xarunta qaramada midoobay ee New York waxaana lagaga hadlay dhibaatooyinka kala duwan ee shucuubta gumaysiga Ethiopia ku hoos dulman guud ahaan gaar ahaan …

8,144 total views, 0 views today

Share
Warar

Roobab daad xoogan wata oo xeryaha qaxootiga Dhadhaab waxyeeleeyay

Wararka ka imaanaya degmada dhadhaab ee dalka Kenya ayaa sheegaya roobab xoogan oo daadad wata inay maamihii ugu dambeeysy da’ayeen, waxaaa fatahay biyo soovrogmaday b.c waxyna dhe qaadeen xeryaha Qaxootiga guud ahaan gaar ahaan cerada Iffo. Guryo badan & xarimo waxbarasha ayay biyuhu qaadeen dad bdan ayaana ku baro kacay, …

12,834 total views, no views today

Share
Warar

Maamulka Jaaliyada Ogaadeenya ee Brisbane oo shir shaqo yeeshay

Maamulka Jaaliyada Ogaadeenya ee  Brisbane ee gobalka Queensland, Australia ayaa shir shaqo la yeeshay gudiyo abaabul oo dhawaan Jaaliyadaas laga dhex sameeyay, shirka waxaa gudiyo shirku wuxuu furmay 2 duhurnimo eeaanta oo axada ahayd eaxaana lagu furay wacdi diiniyah. Kadib waxaa warbixino lagadhagaystay gudiyadii shaqooyinkii loo saaray wixii u qabsomay …

16,924 total views, 0 views today

Share
Warar

Kalmadaha xanafta leh ee ay Somalidu dhulka Ogaadeenya ugu yeedhaan waa kuwk ayaga dib ugu soo noqonaya

Soomaalida Ogaadeenya waxay is hayanaa gumaysi madow oo cadow ah xabsiyadana ka buuxiyay dad masaakiin ah oo birmagaydo ah kuwaas oo isugu jira caruur & waalidiin, wuxuu gumaysigu samaystay shaqsiyaad ku shaqeeya awaamirtiisa kuwaas oo aan diin & dhaqan midna xeerinaynin. Gumaysigu wuxuu aad u buun buuniya magaca loo yaqaano …

22,144 total views, 0 views today

Share
Warar

Weerar Cirka Ah Oo Sadex Geesood Ah Ayaa Syria Lagu Qaaday Waxaana La Baabi.iyey Xarumihii Ciidamada Cirka Ee Dalkaas

Waxaa Sidii Aanu Hore U Saadaalinayba Weerar Lagu Qaaday Xarumha Nidaamka Bashaar Alassad Ee Gudaha Syria Waxaana Loo Geystay Khasaare Laxaad Leh Weeraka Waxaa Wada Fuliyey Wadamada USA UK Iyo France Weerarka Ayaa Lagaga Jawaabayey Kadib Markuu Magaalada Duma Ee Dagaanka Qutta Uu Ku XasuuqY Shacab Aan Waxba Galabsanin Bashaar …

13,382 total views, 0 views today

Share
Warar

Saadaashii Qorahay Media Ay Ka Bixisay 2011dii Syria Oo Laga Cabsi Qabo Inay Rumowdo Saacadda Fooda Inagu Soo Hayo

Saadaasha Iyo Mala Awaalku Marar Badan Ayaa Lagu Cabiraa Dhacdo Soo Wajahan Waxaana Dhacda Mararka Qaarkood Inay Sidii Loo Odorosay Noqoto Iyadoo Aaney Sinaba U Garab Marin Qormadeennan Maanta Waxeynu Ku Eegi Doonaa Faallo Ay Warbaahinta Qorahay Media Ka Sameysay Xaaladda Syria Xilligii Uu Kacdoonku Ka Billowday Sannaddii 2011 Faalladaas …

10,013 total views, 0 views today

Share
Warar

Macron: Caddeyn baan u hayaa in Douma loo adeegsaday hubka kiimikada

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay inuu hayo caddeyn ku saabsan in dowladda Suuriya ay magaalada Douma ku weerartay hubka kiimikada Sabtidii la soo dhaafay. Wuxuu sheegay inuu mar dhow go`aansan doono in weerarkaasi looga jawaabo duqeymo cirka ah iyo in kale. Baaritaan kaadi iyo dhiig laga qaaday dhibannayaasha weerarkaasi …

5,750 total views, 0 views today

Share
Warar

Ku celus: Hadalkaas Zenawi ayaa horay noogu yidhiye mid cusub nagu dheh

Odhaahdan sare waxay kamid tahay odhaaho xidhiidh dhaw la leh dhacdooyinka sida silsilada isa sudhan iskuna soo noqnoqda ee halbeega u ah doodaha u dhexeeya halgamaaga xoriyada Ogaadeenya niyada birta ah ku doonaya iyo hadba cida doonaysa in ay niyad jabiso. Waxaa odhaadan ku sharfan inaan ku xusana ay waajib …

15,002 total views, 0 views today

Share
Warar

Doorashadii Abiy Axmed kadib xaalada Ethiopia waa sidee

Xaalada guud ee gumaysiga Ethiopia wax iska badalay ma jiro walina way karsamaysaa oo dhanna uma badanin, waxaa sii kordhay khilaafka xukuumada gumaysigu baryahan dambe ay la daalaa dhacaysay waxaa si aad ah sare ugu kacaysay kala shakiga laamaha sirdoonka gumaysiga oo qowmiyado u kala safan. Saraakiisha Tigreega ee ciidamada …

16,187 total views, 0 views today

Share
Warar

Warbixin: Ogaadeenya xareedaa wadhan xaalada gunysiguse isma badalin

Warbixin kooban oo hawladeenka Qorahay Media gudaha Ogaadeenya ka soo diyaariyay waxay sheegaysaa raxmaadka eebbe inuu si fiican u biyo dhigay, waxaa la xaqiijiyay inuu dhulka Ogaadeenya dhamaantii roobka gugu si siican u helay aadna waa loogu diirsaday. Farxada roobka oo iskeed xilligan oo kale isaga timaada ayaa aad loo …

25,052 total views, 0 views today

Share
Warar

Roobab laxaad leh oo Ogaadeenya ilaa shalay ka da’ay

Wararka Qorahay Media gudaha Ogaadeenya uga imaanaya waxay sheegayaan rooban laxaad leh oo inta bada dhulka Ogaadeenya ka da’ay, sida ay wararku sheegayaan waxaa si fiican loogu guyaadsaday gobolada Shabeelle, Doollo, Jarar, Qorahay, Faafan & Nogob. Dhamaan goboladaas ayaa la sheegayaa inuu roobku si fiican u helay shalay roobkii bilowdayna …

25,382 total views, 0 views today

Share
Warar

Faahfaahin ku sabsan wadahadlka biyaha Nile ee Masar & Ethiopia ay ku kala kaceen

Sidaanu war hore ku soo gudbinay dawlada Masar & gumaysiga Ethiopia ayaa isugu yomid shir ay gogoshiisa ay fidisau dawlada Sudan oo dhinacyadaas dhexdhexaadinaysay, shirkan oo ka dhacay caasimada Sudan ee Khartum waxaa ka qayb galay wasiirada Arrimaha dibadda, taliyayaasha sirdoonka & gudiyo farsamo ee dhinacyada is haya & Sudan. …

21,282 total views, 0 views today

Share
Warar

Sarkaal sirdoonka gumaysiga Ethiopia ka tirsan oo Hargeysa lagu xidhay

Wararka Qorahay Media ka hellayso magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in magaaladaas lagu xidhay Sarkaal ka tirsan ciidamada gumaysiga Ethiopia oo lahaa amarka lagu aiu daayay Oromo ah oo xabsi gumaysiga Ethiopia Hargaysa ku leeyahay laga ku xidhnaa, ragga Oromada ah ee xabdiga laga sii daayay ayaa horay ula shaqayn jiray …

10,774 total views, 0 views today

Share
Warar

Kulan ay Masar & Gumaysiga Ethiopia khilaafka Webega Nile kaga wada hadlayeen oo fashilmay

Dawlada Masar & gumaysiga Ethiopia oo khilaaf dhanka biyaha Nile ka dhashayi uu mudooyinkii dambe si weyn u kala fogeeyay ayaa wada hadalo goosgoos ah ku yeeshay meelo kala duwan oo qaarada Afrika ah waxaana ugu dambeeyay kulamo uga socday dalka Sudan. Wararku waxay sheegayaan in lanisku fahmi waayay wixii …

9,228 total views, 0 views today

Share
Warar

Waydiinta Qorahay Media: Mustaqbalka halganka Ogaadeenya yuu ku xidhanyahay?

Qormadeena Wadiinta Qorahay Media ee toddobkan waxaynu kusoo qaadanaynaa waydiin war celin kooban leh balse gun balaadhan ku fadhida oo cinwaankeedu yahay “Mustaqbalka Halganka Ogaadeenya yuu ku xidhanyay?, hadaba si kooban ahaydnu jawaabta ugu hormarno mustaqbalka halganka Ogaadeenya wuxuu ku xidhanyay awooda Allaah wax walbana ilahay cid ayuu u xil …

10,304 total views, 0 views today

Share