Ciidamada Agazi oo Hubka dhigis ku sameeyay Meleeshiyaad Hawaarin ah.

Warar

Wararka Naga soo gaadhaya Ogaadeenya gaar ahaan Gobolka Faafan ayaa Sheegaya In uu Magaalada Jigjiga ka Socdo Howlgal Xoogan oo Hub ka dhigis ah kaasi oo ay samaynayaan Ciidanka Agazi.

Waxaa Maanta Ilaa shalay Magaalada Jigjiga ee Xarunta Gobolka Faafan ka Socda howlgal  Iyo Dhaqdhaqaaqyo ay Ciidanka Agazi ee ka soo jeeda Gobolka Tigre  hubka kaga dhigayaan  Maleeshiyada  Liyuu  Police  ee ku Sugan Degaanadii u dhaxeeyay Soomaalida Iyo Oromada Maleeshiyada New Police ka oo Goobahaa  ku  sugnaa oo Intooda badan xabsiga loo taxaabay.

Dhinaca kale Gumeysiga Tigreega ayaa marba Shaadh usoo xidhanaya Shacabka Soomaalida Ogaadenia Gumeeysiga oo hada u Muuqdo in Xeeladihiisii  ay guul daraaysteeen.

Qorahay Media

854 total views, 0 views today

Share
Warar
Qasnad Farax waa magaca gabay ay hadda tirisay Abwaanad Roda Ibrahim C. Gurey

Abwaanad Roda Ibarhim C.Gurey (Afjano) ayaa hadda barteeda Facebook soo dhigtay gabay kooban oo qoraal ah kaas oo ay ku cabirtay dareenkeeda ku aadan xabsiga uu ilahay Bashiir Axmed Makhtal ka soo saaray, gabayga oo ay abwaanadu ugu wan qashay Qasnad Farax ah ayay qayb hordhac ah bulshada u soo …

2,476 total views, 0 views today

Share
Warar
TAARIIKHDU WAA DHAXAL

Garaad makhtal daahir rabi naxaristi jano haka waraabiyo wuxuu mudo dheer Jeel ka maanta bashiir kasoo baxay ugu xidhnaa dawlada Ethiopia Waxa kaliya ee Loo haystay waa mabdi iisa gobonimo doon ilahay haw naxariistee makhtal dahir akhirki waa lasoodayay, hadafkiisi gobonimo doon halkii ayuu ka watay ilaa mawdku u yimid …

2,963 total views, 0 views today

Share
Warar
Shacabkii ku bara kacay colaada Ogaadeenya & Oromia laga dhex abuuray oo xaaladooda laga dayrinayo

Warar Qorahay media gudaha Ogaadeenay ka soo gaadhay ayaa sheegaya xaalad halis ah oo ay ku suganyihin dad aad u badan oo kamida haa shacabkii Soomalaida ah ee ku soo baro kacay colaada uu gumaysigu Ethiopia ka dhex huriyay labada sjhacab ee walaalaha aha waa Soomaalida Ogaadeenya & shacabka Oromia, …

8,583 total views, 0 views today

Share