Ciidamada XDS Oo La Wareegay Maamulka Afgooye Kana Cabanya Mushaar La.aan

Warar

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa milateriga Soomaaliya ay la wareegeen dhinaca amniga iyo dhaq dhaqaaq degmadaasi.

Waxaana la sheegay in uu hakad ku yimid gaadiidkii isaga kala gooshayay gudaha magaalada Afgooye ee gobolkaasi Shabeelaha Hoose.

Ciidamada ayaa ka cabanaya Mushaar la’aan, sida ay sheegeen qaar ka mid ah saraakiisha Ciidamadaasi.

Dhinaca kale maamulka degmada Afgooye ayaa beeniyay in Ciidamo ka tirsan kuwa DFS ay la wareegeen magaaladaasi.

Taliyaha saldhigga degmadaasi C/qaadir Cismaan Mursal oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamadu aysan la wareegin maamulka degmada, balse uu jiro gadood ay sameeyeen.

Dowladda 8dii Fep La Doortay Ayaa Ciidanka Qaranku Rajo Badan Ka Qabeen Balse Waxaad Mooddaa In Rajadaasu Meesha Ka Baxday Kadib Sumcad Dhacii Dowladda Ka Soo Gaadhay Qaddiyaddii Qalbi Dhagax

Wadani Ali Qorahay Media

11,376 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo Kooban.

Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo kamid ah Masuuliyiinta Sare ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO ahna Xubin kamid ah Gudiga Jabhadda ONLF u qaabilsan Wadahadalada ONLF & Ethiopia ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeediyay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi …

3,270 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Drs Cibaado Hirsi Mahad Hogaanka Dhaqaalaha ONLF – Shirkii Nairobi.

Hogaanka Dhaqaalaha Iyo Maaliyadda Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO Marwo Drs Cibaado Xirsi Mahad ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeedisay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi oo kasoo qayb galay Xaflad balaadhan oo ay Jaaliyadda Ogaadeenya ee Nairobi Madaxda JWXO …

3,427 total views, 0 views today

Share
Warar
Cududa ONLF iyo cidhib go’a Tigrayga

Marka aad aragto cududa shacabka halgamaaga ah ee ogaadeniya, .Marka aad aragto hanka iyo doonista sare ee Masuuliyiinta iyo hubnaha ONLF oo saldhigiisu yahay xoriyad iyo aayo katashi Midnimo iyo wadajir .Marka aad aragto hufnaanta iyo bisaylka madaxda iyo kaadirka Jabhada ONLF Waxaad garwaaqsanaysaa in ay maanta jwxo Joogto heer …

6,510 total views, 0 views today

Share