CWXO oo dhaqdhaqaaq xoogan wada & dagaalo gumaysiga khasaare lagu gaadhsiiyay oo Ogaadeenya ka dhacay

Warar

Warar gootdhawayd gudaha Ogaadeenya naga soo gaadhay ayaa sheegay in ay socdaan dagaalo saf balaadhan ah oo u dhexeeya Ciiddanka Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (CWXO) & askarta gumaysiga Ethiopia ee Ogaadeenya doolka ku ah, sida ay wararki nagu soo gaadhayaan 3 dii maalood ee ugu dambeeyay waxaa dhacay dhawr dagaal oo ay CWXO & maxaysatada Tigreegu isku faro saareen.

Dagaaladan ayaa ka dhacay gobolada Jarar & Nogob waxaana khasaare xoogan lagu gaadhsiiyay ciidanka niyad jabsan ee gumaysiga, CWXO ayaa wada dhaqdhaaq & dardar xoogan oo gumaysiga walaac horleh ku abuurtay.

Dhinaca kale waxaa la sheegayaa in meelaha ay dagaaladu ka dheceen dad shacab ah lagu xidhxidhay, ciidamada gumaysiga Ethiopia waxaa caado u ah marka goobaha dagaalka lagu waxyeelleeyo in ay dadka aan hubaysnayn ka aar goostaan.

Qorahay Media

 

37,793 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo Kooban.

Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo kamid ah Masuuliyiinta Sare ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO ahna Xubin kamid ah Gudiga Jabhadda ONLF u qaabilsan Wadahadalada ONLF & Ethiopia ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeediyay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi …

3,266 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Drs Cibaado Hirsi Mahad Hogaanka Dhaqaalaha ONLF – Shirkii Nairobi.

Hogaanka Dhaqaalaha Iyo Maaliyadda Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO Marwo Drs Cibaado Xirsi Mahad ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeedisay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi oo kasoo qayb galay Xaflad balaadhan oo ay Jaaliyadda Ogaadeenya ee Nairobi Madaxda JWXO …

3,423 total views, 0 views today

Share
Warar
Cududa ONLF iyo cidhib go’a Tigrayga

Marka aad aragto cududa shacabka halgamaaga ah ee ogaadeniya, .Marka aad aragto hanka iyo doonista sare ee Masuuliyiinta iyo hubnaha ONLF oo saldhigiisu yahay xoriyad iyo aayo katashi Midnimo iyo wadajir .Marka aad aragto hufnaanta iyo bisaylka madaxda iyo kaadirka Jabhada ONLF Waxaad garwaaqsanaysaa in ay maanta jwxo Joogto heer …

6,506 total views, 0 views today

Share