Dayax Gacmeed ay dawlada ruushu hawada sare u dirtay oo lumay & walaac xoogan oo laga muujiyay

Thursday, November 30, 2017       Views
Spread the love

Dayax Gacmeed ay dowlada Ruushku dirtay ayaa hawada ku lumay waxaana cabsi laga qabaa inuu dhulka kusoo dhaco waxyeellana aduunka u gaysto dayax gacmeedkan oo wakaalada Sahaminta Ruushku Arabacadii ay dirtay ayaa la waayay laba saacadood marku hawada ku jiray, waxaa wali socda baadi doono loogu jiro halku ku dambeyay Dayax gacmeedkan oo hawada sare sahamin lahaa.

dayax

Wakaalada hawada sare u qaabilsan ruushka ayaa ka digtay khasaare u geysankaro dayax gacmedkani hadii u dhulka kusoo dhaco walaac xoogan ayaana laga muujiyay sikastaba ha ahaatee Ruushka ayaa ku caan ah sahaminta hawada sare waana dalkii u horeyay ee Dayax gacmeed u dira hawada sare dunid oo dhan.

Qorahay Media

749 total views, no views today

FacebookTwitterGoogle+Share

Comments are closed.

[wpp]