Tafsiirka
Opinion/Fikradaha
Studio Qorahay
Dagaalkii Ogaadeenya
OHRC
VOA 16 pm GMT
VOA 17 pm GMT
BBC SOMALI
11:00 - 11:15
14:00 - 14:30
16:00 - 16:15
18:00 - 18:30
World News
Reuters Dailly
IRIN Dailly
Somali. Dailly
Daily Nation of Kenya
East African Standard
Audio
Somali Sites
Allpuntland.com
Puntland News Media
Aminarts.com
Banadir Software
BBC Soomaaliya
Dayniile
Dar-alnur.com
Jigjiganet
King-has.com
Hiiraan Online
HornAfrik Online
Kenyan Somali
Malayko Online
Markacadey.net
Ogaden Human Rights
Ogaden Online
Ogaden Student
Ogaden War 1977-1978
puntlandnewsmedia.com
Qaadisiya
Qaranimo.com
Radio Xoriyo
Shabeelle
SomaliTech.com
Somali Irrigation
Somalitalk.com
Somali Weyn
Somaliwide.net
Safaritravels
Somaliantv
SomaliUK.com  
The Ogaden Road  
Wabishabeele
Wardher Online
 
 

Baarlamaanka maamulka Galmudug ee Soomaaliya oo xilkii ka qaaday M/weyniha maamulkaasi Maxamed Axmed Caalin.


Dec 1, 2011 (QOL) Baarlamaanka maamulka Galmudug ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay xilkii uga qaadeen maanta fadhi ay ku yeesheen Gaalkacyo m/weyniha maamulkaasi Maxamed Axmed Caalin.

Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug, Xasan Maxamuud oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in 17 xildhibaan oo ka mid ah 25-ka xildhibaan ee baarlamaanku ay u codeeyeen in xilka laga qaado madaxweyne Caalin.

Gudoomiye Xasan ayaa sheegay in madaxweyne ku xigeenka maamulka, Cabdisamad Nuur Guuleed uu iminka noqday madaxweynaha sii haya talada maamulka Galmudug.

Wali ma cadda sababta uu baarlamaanku xilka uga qaaday m/weyne Caalin.

Keenadiid Abdulahi
Göteborg Sweden
Qorahay Online
qorahay99@yahoo.com

 
 
 
 
 
 
   Expedia
Contact: qorahay99@yahoo.com
Copyright © 1999 - 2011, All rights reserved. Qorahay Online