Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan looga doodayo ansixinta xeer hoosaadka Baarlamaanka Soomaaliya ku leh xarunta golaha shacabka.

Dec 2, 2012 (QOL) Fadhigan ay mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ay maanta ku
leeyihiin xarunta golaha shacabka ayay kaga doodayeen ajande ah ansixinta xeer hoosaadka Baarlamaanka Soomaaliya waxaana xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo dhawaan doodo dib u eegis ah kayeeshay
xeerhoosaadka Baarlamaanka Soomaaliya.

Xeer hoosaadka ayaa maalma ka hor waxaa loo xilsaaray guddi waxa ayna soo diyaarin xeer hoosaadka ayaga oo dib u eegsi ku sameeyay qodobo kamida xeer hoosaadka Baarlamaanka Soomaaliya waxaana gudigaasi markale laga filayaa in ay soo saxaan meelaha ay mudanayaasha ay kadoodeen maalmihii lasoo dhaafay.

Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa 20 bishan waxa ay gali doonaan fasax socondoona muddo laba billod ah

Qorahay Media
qorahay99@yahoo.com

 

 
   
 
   Expedia
Contact: qorahay99@yahoo.com
Copyright 1999 - 2012, All rights reserved. Qorahay Online