Dec 2, 2012 (QOL) Roobab
xoogan oo saacadihii lasoo dhaafay ka da”ay magaalada
caasimada ah ee Muqdisho ayaa saamayn xoogan ku yeeshay
xerooyinka ay ku noolyihiin dadka barakacayaasha waxa uuna
roobka biya dhigay guryaha kasamaysan cooshadaha bacaha
iwm.
Qaar kamida qoysaska barakacayaasha ayaa sheegay in xilligan
ay jiraan dhibaato xoogan oo haysta maadaama ay yiraahdeen
uu roobka saameeyay caruuryooda iyo agabka ay ga baadsanayeen
waxa ayna sheegeen in xilligan ay bulshada wax haysta ugu
baaqayaan gar gaar ay ugu horeeyso Baco.
Magaalada Muqdisho ayaa xilliagan waxaa kasamaysay xerooyin
farabadan oo ay ku noolyihiin dadka barakacayaasha waaana
dadkii abaaihii xooganaa ee ku dhuftay gobolada dalka soomaaliya
qaarkood saa gaaray caasimada si ay gar gaar u helaan
Qorahay Media
qorahay99@yahoo.com