Boqorka Dhaantada Halgame
Mohamuud Jaangoo oo San Diego sanadka cusub ku soobandhigaya
Dhaanto casri ah.
Dec 3, 2012 (QOL)
Boqorka Dhaantada ayaa xaflad aad u balaadhan lagu wadaa
in uu ka dhigo dalka Maraykanka gaar ahaan magaaladda San
Diego oo ah meel ay dad aad u badan oo Soomaaliyeed dagan
yihiin gaar ahaan Jaaliyadda Soomaaliyada Ogaadeenya. Jaangoo
ayaa caan ku ah dhaantada casriga ah taas oo uu si aad u
wanaagsan u tuma isaga oo si weyn ay u xiseyaan bulshada
Soomaaliyeed. Waxaa Jaangoo la dhigaya dhaantada dhalin
si fiican u yaqaana. Hadaba dhamaan bulshada waxaa lagu
war galinayaa in aynan maalintaas moogaanin halkan hoose
ka fiiri goobta & wakhtigaba.
Contact:qorahay99@yahoo.com
Copyright 1999 - 2012, All rights reserved. Qorahay Online