Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hugaaminaayo oo kusii jeeda dalka Turkiga.

Dec 4, 2012 (QOL) Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxmauud ayaa casuumaad rasmi ah ka helay madaxda dalka Turkiga waxaana safatkiisa ku wehliya xubno katirsan xukuumada soomaaliya oo ay kamidyihin wasiirka maaliyada soomaaliya wasiirka gaashaandhiga iyo taliyaha ciidamada milatariga Cabdulqaadir Xaaji Diini.

Maadxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxda dalka Turkiga kala hadli doono cilaaqaadka labada dal iyo waliba sidii loo xoojinlahaa howlaha Turkiga uu hadda kahayo soomaaliya.

Turkiga ayaa hadda kamida dowlada soomaynta xoogan ku leh soomaaliya waxa ayma wadaan soomaaliya mashaariic badan oo ay ku caawiyaan bulshada soomaaliya.

Qorahay Media
Muqdisho Somalia
qorahay99@yahoo.com

 

   
 
   Expedia
Contact: qorahay99@yahoo.com
Copyright 1999 - 2012, All rights reserved. Qorahay Online