Dec
5, 2012 (QOL) Hambalyo gacal iyo sokeeyaba
guurkiina lagu farax waxaan halkan tahniyad Aroos uga diraynaa
Halgame Cabdi raxman Siciid (waa Gumaysi diid ) iyo Marwadiisa
Halganto Fartuun Daahir ( xoriya doon ) oo Aroos koodu ka
dhacay Dalka South Africa magaalada Port Elizabeth ee xarunta
Gobolka Eastern Cape islamarkaana ah Xarunta Jaaliyada Ogadeniya
ee Wadanka South Africa. Hadaba waxaanu leenahay noqda kuwii
/ qoyskii isku waara lagu nasto laguna nagaado Ubad khayr
qabana kala hella aamiin aamiin aamiin.
Waxaana Tahniyada /Hambalyada diraaya Asxaabta
kala ah
1.Maxamed Cabdi Cilmi (Caano teel )
2.Cumar Faarax Maxamud (Omar jigjiga )
3.Cabdiqani Wadaadyare (Dr Qisso )
4. Abwaan Khadar Colaad iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
5.Huud sheikh Badri
6.Cabdi Jamaal (Oogle Yare)
7.Maxamedqani Sheekh
8.Axbaab Cabdi
9.Khadar Axmed Haadi
10.Bashiir Muxumed iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
11.Cabdi Cabdulaahi (Cabdi gaad) iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
12.Cabdi Fataax Xassen Carab iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
13.Axmed Daahir (Qalinle) iyo Xaaskiisa iyo Caruuntiisa
14 Axmed Sheikh (Suudaani ) iyo Xaaskiisa
15.Maxamed Macalim iyo xaaskiisa
16. Cabdiqani shine
17.Bashiir Yare (Udub la aslay )
18.Xassen Cabdi Aw nuur (Qubi gundiid )iyo Xaaskiisa iyo
Caruurtiisa
19.Muxumed Cabdi Cumar (Dage)
20.Cabdiraxman Qawd
21.Carab Wadaadyare iyo Xaaskiisa
22.Cadi Saafi
23Aamina xidigta Oysu
24.Ayaan Maxamed Xassen (Ayanhollywood)
25.Nimco Sh Maxamed
26.Deeqa Xassen Cabdi
27.Sawda Wadaadyare iyo Sayigeeda iyo Caruurteeda
28.Canab Axmed Cabdi (Canab caday)
29.Raxmo Yuusuf iyo Sayigeeda iyo Caruurteeda
30.Masaal Haybe Cabdi iyo Sayigeeda iyo Caruurteeda
31.Safiya ismaaciil
32.Nimco Cabdulahi Guudcade iyo Sayigeeda iyo Caruurteeda
33.Aamina Adem
34.Aamina Geescade (Princess Jwxo)
35.Faadumo Daahir Xassen

Dhamaan dadkan oo kala jooga gudaha Ogadeeniya
. Kenya. Somaaliya. USA .UK .Australia iyo South Africa
waxay markale leeyihiin Hambalyo Hambalyo Noqda kuwa dhadhamiya
midhaha xornimada Ogadeniya aamiin aamiin aamiin
Xayi Yare
Port Elizabeth
South Africa