Dec 7, 2012 (QOL)
Innaa lillaahi waa innaa ilayhi raajicuun waxaa hadda na
soo gaadhay geerida Allah ha u naaxriisteeMarxuum Gudi Omos
oo guud ahaan dhulka Ogaadeenya si weyn can uga ahaa.
Allaah
ha u naxariistee Marxuumka ayaa mudooyinkii dambe xanuunsanaaa
kaas oo ugu dambayntiiuu u geeriyooday waxaanan Marxuumka
Allah uga baryaynaa in naxariistiisa u waasiciyo qabrigana
u nuuro eheladii,asaxaabtii qaraabadii & qoyskii uu
kabaxayna uu samar& badalkhayrqaba siiyo.
Qorahay Media
qorahay99@yahoo.com