Dec 9, 2012 (QOL)
Oysu Germany ayaa doortay gudi cusub, gudigaan cusub ayaa
shaqada wadi dona mudo hal sano ah, iyagoo eegayo xeer hoseesdka
Ururka uyaalo ayee waxaay u dorteen xoghaye Mudane cabdi
waaxid Abuu Bakar, kadib gudoomiyaha ayaa soo xushay 6 xubna
oo la shaqayn doonta, gudiga cusub waxaa si aad ah ooga
dhax muqda qaar kamid ah masuuliyiintii ururki hore,gudigi
hore ayaa waxaa lagu amaanay wax qabad wanaagsan , Gudiga
cusub waxay wacad ku mareen in ay u istagayaan qadiyada
shacabka Ogadeniya,xoghaye hore ee Oysu Germany hadana kamid
ah gudiga cusub Mudane Absame Sugaal ayaa kacodsaday xubnaha
in ay lashaqeyaan gudigaan cusub.

Farhan Mohamed
Qorahay media
Frankfurt Germany
qorahay99@yahoo.com