Dec 9, 2012 (QOL)
Jaaliyada Ogadenia ee Wadadnka Switzeland ayaa kulan muhiim
ah isugu timid waxaana lagaga hadlayay waxaqbadka Jaaliyada,
kulanka waxaa ka qayb galay, shirka oo ku fuurmay jawii
fiicaan waxa kaqayb aglay Maamulka iyo hawlawdeenada Jaliyada
waxayna lafogureenqodobo muhiimah oo lagu geedi galin doono
hawlaha Jaaliyada.


Dib u milicsiga waxqabadkii sanadkan dabayaaqada
ah ayaa si aad ah loogu nuux nuuxsaday waxaana la isla qiray
habka mamul wanaga ee ay Jaaliyadu u dhisantahay waxaa kaleoo
laislagartay in kor loosii qaado waxaqbadka Jaaliyada lanadardar
galiyo.

Jaaliyada Ogadenia ee Wadadnka Switzeland
waxay xoosta kaaxriiqeen in ay siahgar la’aan ah ugarab
istaagayaan una hiilinayaan shacabkadulaman ee Ogadenia
waxaa akle oo ay balan qaadeen in ay hiiliyohookama dambays
ah lagarab istaagayaan halganka xaqa ah ee dadkaiyo dalka
Ogadenia lagu xoraynayo hormuudkana ay u tahay Jabahadda
Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO).
Jaaliyadu waxay garqaastaya in ay sanadka
2012 ay wax badan qabteen loona bahan yahay in lasii kobciyo
awooda Jaaliyada, midnimada iyo dadaalka dhan walba ah ee
ay Jaaliyadu wado.
Si kastaba ha ahaaatee Jaaliyada Ogadenia
ee Dalka Switzerland ayaa marba marka ka dambaysa hawlaha
ay halgankaOgadenia ku taageerayaan sii dardar galiinayso.
QorahayMedia
qorahay99@yahoo.com