Dec 10, 2012 (QOL)
Ma"ahan meeshii ugu horeesay oo dowladda Soomaaliya
ay kaal wareegto
Alshabaab dowladda Soomaaliya magaalada Jowhar waxaana goobaha
ay gacanta ku dhigto dowladda ay wajahaysay amaan xuma ka
dhacda goobaha ay qabsadaan dowladda.
Hadda waxa ay daawladu gacanta ku dhigtay
magaalada waana gobol ay degaan qabiilo aad u farabadan
walibana kuna kala aragti duwan xaaladda gobolka qaar kamida
siyaasiinta ayaa qaba in gobolka loo magacaabo maamul deg
deg ah oo wax kaqabta xaaladaha gobolka uu jahayo hadda
si looga figaado cilimiyaha laga bartay goobaha ay dowladda
Soomaaliya ay gaarto oo dadka deegaanka iyo ciidamada ay
isqabtaan sababtana cabsho dadwayna oo si dhaqsa ah u soo
baxdo.
Meelaha dowladda casharka ah oo ay kadhaceen dhibaatooyinka
waxaa kamida degmada Afgooye oo markii ay ciidamada dowladda
Soomaaliya ay gudaha ay kadhaceen dhibaatooyin sababay cabasho
xoogan waxaana xilligaasi madaxdii dowladii soomaaliya ee
kumeelgaarka ahaa waxa ay kabixiyeen jawaabo kala duwan
waxaana xilligaasi eedaymo xoogan dusha looga tuurayay saraakiisha
ciidamadda oo hugaaminayay ciidamada.
Xildhibaan Cabdullaahi Axmed Xuseen oo loo yaqaan Coonka
ayaa u sheegay Qorahay Media in aysan xilligan ogayn maamul
kajira gobolka Shabeelada Dhexe Jowhar waxa uuna sheegay
in xukuumadda Soomaaliya sidii maamul dadka raali ka yihiin
loogu samaynlahaa gobolka waxa uuna qaadacay
maamulkii kumeelgaarka ahaa ee dibad jooga ka ahaa inta
gacanta dowladda ay kamaqnayd gobolka balse watbaahinta
maxaliga ah ay ka gudbinayaan baahintooda siyaasadda si
ay u muujiyaan in goboka ay
leeyihiin maamul dibad joog ah.
Maamulka aan dadku dooran kana dambeeya kumeelgaarkii sidii
buu dadka deegaanka kaga iibin doonaa siyaasadiisa maxaase
lagud boon dowladda Soomaaliya in xilligan ay qabato
Qorahay Media
qorahay99@yahoo.com