Dec 10, 2012 (QOL)
Jaaliyada Soomalida Ogaadeenya & Uruka OYSU ee Galbeedka
Australia gaar ahaan Magaalada Perth waxay tahniyad faraxdi
ku dheehantahay hawada u marinayaan Mudane Khadar Cali Farax
& Marwadiisa Fadumo Wali Maxamed oo 09/12/12 meherkoodu
uu ka dhacay xeradda Qaxootiga ee Dhagaxley oo kamid ah
xeryaha Qaxaatiga ee hoos yimaada Degmada Dhadhab ee dalka
Kenya.
Lamaanaha
cusub ee aad loo soo dhaweeyay waxaa hamablyo aan la soo
koobi karin u diraya guud ahaan eheladooda, qaraabadooda
asaxaabtooda oo aan u kala hadhin waxayna leeyihiin rabbi
ah idinka dhigo reerkii khayr ku dhisma nolon daganaasho
lehna wadaaga awlaad barakaysan oo baariyaalah oo lagu farxana
Eebbe ha idinku manaysto aamiin amaaiin aamiin.
Sidoo kale hawlawdeenada Qorahay Media waxay
hamablyo & bogaadin hawda u marinayaan Mudane Khadar
Cali Farax & Marwo Fadumo Wali Maxamed waxayna leeyihiin
Allah aqalkiina ha ka dhigo mid barwaaqo ah oo lagu soo
hirto loona soo hiloobo hana idinku manaysto ubad khayr
qaba oo loo aayo xoriyada Ogaadeenyana calafsada aamiiiin
aamiiiin aamiiiin.
Qorahay Media
qorahay99@yahoo.com