Ogaysiis: Bandhig Halgameed Habeenka Ogaadeenya ee UK.

Dec 11, 2012 (QOL) Maku suguntahay wadanka UK? Manadaneeysaa qadiyada reer ogadenya?Hadaba Hadeey jawaabtaadu haa tahay,orodoo horay ugaar Xafladani kadhici doonto Caasimada wadanka UK.

Kala xiriir tigidhada qabanqaabiyeyaasha xafladani oo kala ah; Danbeeye magaadhee,Orodoo horay u doono!

Mudane: BASHIR ABDISHAKUR,Mobile Number:07940022019
Mudane: CAGMADHIGE,Mobile Number:07539374851

Waxaa socda diyaar-garoow xoogan oo lagu qabanqaabinayo Habeen loogu magac daray Habeenka Halganka Ogadenya oo si weyn loogu soo bindhigi doono; majaajilo, Gabayo, Sugaan-Halgmeed iyadoo waxyaabo kale idiin Farxad galiya aad kabogan doontaan.

Hadaba Bandhig Halgameedkani ayaa kadhici doona caasimada wadanka Boqortooyada Ingiriiska(UK).Habeenkani ayaa kubeegan taariikhdu marka eey tahay 22/12/2012,Saacadu marka eey tahay 6:00pm-1:00am.

Garyaqaan-Garad,
Yorkshire,UK
Qorahay Media
Qorahay99@yahoo.com

 

   
 
   Expedia
Contact: qorahay99@yahoo.com
Copyright 1999 - 2012, All rights reserved. Qorahay Online