Dec 11, 2012 (QOL)
Xildhibaan Yussuf Hassan Abdi ayaa Maanta is diwaan galiyay
si uu u codeeyo Doorashada dhici doonta 4, March 2013.

Mudane Yussuf Hassan abdi ayaa kasoo kabanaayo
, dhaawac kasoo gaaray qaraxii kadhacay Masaajidka Al:Hidaaya
ee kuyaalo xaafada Islii ee degamada Kamumunji ay Somaalida
dagto.
Mudane Yussuf oo saxaafada lahadlayay wuxuu
yiri 'waxaan cambareynayaa qaraxi argagixisinimo oo ka dhacay
Masaajidka Al.Hidaaya, wuxuuna ka codsaday shacabka in ay
la shqeyaan Poliska sidii wadanka looga bixin laha kooxaha
argagixisida, loona loo xirxiri lahaa.

Waxaa kaloo uu sheegay Mudane Yussuf in ay
kooxasaas in ay mathalin qowmiyada uu kasoo jeeda iyo qabiilkiisa
balse ay yihiin argagixiso iyo burcad, Mudane Yussuf ayaa
saxaafada kula hadlay isbitaalka Agha Ghaan ee kuyaalo Magaalada
Nairobi, halkaas oo lagu daweynaayo, Mudane Yussuf ayaa
isdiwaan galiyay si uu ucodeeyo doorashada dhici doonta
4, March 2013, isku soo wada duubo Yussuf Hasaan aya arlabaad
u taagan kursiga parlamaanka ee Kamukunji , waano shaqsida
uugu cad cad in uu kuguuleysto.hoos kadaawo Mudane Yussuf
oo saxafada Kenya la ladlayo.
.http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=01d-8SnFLdc.
Qorahay Media
Qorahay99@yahoo.com