Ogaysiis Muhiim ah Muxaadaro
Diini ah.
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bulsha weynta soomaaliyeed
ee ku nool nawaaxiga Gobolka Easter Cape gaar ahaan Nawaaxiga
magaalada Port Elizabeth inay Jirto Muxaadaro Diini ah maalinta
Khamiista ah ee ay Taariikhdu ku aadantahay 13/12/2012 Muxaadaradan
oo ka dhicidoonta Magaalada Port Elizabeth Gaar ahaan Xaafada
ay soomaalidu ku badantahay ee Korsten.

Muxaadarada Diiniga ah waxaa qabandoona islamarkaana marti
inoogu ah Fadiilatu Sheikh Maxamed Cabdi Yaasiin (Diirane)
Hadaba waxaa Dhamaan Umada Soomaaliyeed laga codsanayaa inay
ka soo qayb galaan Muxaadarada Ciwaankeeda ayaa ah kawali
dhigashada Gaalada ama Kabari ahaanshaha Gaalada.
Goobta Masaajidka Alhudaa ee Korsten
Taariikhda 13/12/2012
Saacada 01:00PM bacda Salaada Duhur
Fadlan Hamoogaanin kana faa iidayso . wixii faahfaahin intaas
dheer kala xidhiidh garaac Telephonenadan
+277 88848323
+27721777588
Mahadsanid