Dec 12, 2012 (QOL)
Ururada Dagmada Kamakunji ayaa manta Shir Saxaafadadeed
ay ku Qabteen Dagamada kaamankunji ka soo saaray Baynaan
ku saabsan Qarixii uu ku dhaawacmey MP:Yusuf xasan Abdi
kuna dhinteen in kabadan 6ruux oo ubadnaa Caruur.

Bayaanka waxaa laguyidhi (Hadii aan nahay Maamulka Dagmada
Kamankunji, Hogaamiyaasha Gancsatada, Hogamiyaasha Diimaha
, iyo dhamaanba Shacabka Reer Kamakunji waxaanu siweyn u
canbaareyn haynaa Qarixii lala beegsadey MP Hon:Yusuf Xassan
Abdi Jumcadii udanbeysay. Waxaanu utacsi u dirihaynaa Eheladii
ku waayahay Dadkoodii ay Jeclaayiin,Waxaanu u duceyn haynaa
intii ku dhaawacantey uu kamid ahaa MP Hon:Yusuf Xasan Abdi)

Bayaanka oo ku Qoraa English ayaa lagu soo gaba gabeeyay
waxaanu isutaagnay isdhaxka ka bulshada iyo in manta laga
bilaabo aanu xoojin hayno shaqadii aanu horay uwadney ee
ku saabsaneed MP Hon :yusuf xasan Abdi.
Askari Abdullahi
Qorahay Media
Nairobi, Kenya
qorahay99@yahoo.com