Dec 13, 2012 (QOL)
Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya
Cabdulqaadir Xaaji
Diini ayaa waxa uu si xoogan kaga hadlay xaaladihii ugu
dambeeyay ee dagaalada kadhacaya gobolada dalka Soomaaliya
gaar ahaan goobihii ugu dambeeyya ee ciidamada ay kala wareegeen
Al shabaab oo ay kamidtahay nagaalada Jowhar ee xarunta
gobolka Shabeelada Dhexe.
Mr
Diini ayaa sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya iyoo
kuwa Amisom ay gaari doonaan meelaha Al shabaab ay wali
ku harsanyihiin waxa uuna sheegay in ay isku xiri doonaan
Jowhar ilaa Boosaaso
gaadiidka rikaabka ah ee kashaqeeya dowldda Soomaaliyana
ay awood u yeelandoonto sida ugu dhaqsaha badan guud ahaaan
gobolada dalka Soomaaliya.
Hadalkan ka soo baxay saraakiisha ciidamada xoogga dalka
Soomaaliya gaar ahaan taliyaha ciidamada Soomaaliya Cabdulqaadir
Xaaji Diini ayaa imaanaya iyadoo ciidamada dowladda Soomaaliya
ay dhawaan gudaha ugaleen magaalada Jowhar ee xarunta gobolka
Shabeelada Dhexe
Qoarahay Media
qorahay99@yahoo.com