Dec 13, 2012 (QOL)
Asxaab aad u faro badan ayaa waxay hambalyo
iyo tahniyad meher oo kal iyo laab ah hawada u marinayaan
Halgame Qaasim Macalin Maxamed ( Qaasim Gari ) iyo Marwadiisa
Shirhaan Buux Axmed oo 13-12-2012 meherkoodu ka dhacay Magaalada
Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose.
Waxayna
leeyihiin meherkiina Alle ha ka yeelo kii Aroos khayr qaba
iyo ubad baariyiin ah ay ka dambeeyaan, waxaana Illaahay
idiinka baryaynaa inaad noqotaan lamaane wanaagsan oo isku
nagaada Ogaadeeniya oo xor ahna Awlaadooda ku korsada Inshaa
Allaah.
Magacyada Asxaabta Tahniyada diraysa waxaa kamid ah.
1. C/raxmaan Macalin Maxamed,
2. C/rashiid Sheekh Maxamed,
3. Yuusuf Macalin Daahir,
4. Yuusuf Maxamuud Xassan,
5. Xassan Raage Horor,
6. Deeq Cabdi Maxamed,
7. Shaafi Macalin Cabdi,
8. Maxamed Sheekh C_laahi,
9. Maxamuud Maxamed Muxumed,
10. C/raxmaan Sheekh C/laahi,
11. Xaliimo Sayid C/wali,
12. Bishaaro Dhaqane Cali,
13. Shukri Cabdi Sahal,
14. Musbaax Macalin Maxamed iyo Odaygeeda,
15. Farxiya Macalin Maxamed iyo Odaygeeda,
16. Xibilo Macalin Maxamed iyo Saygeeda,
17. C/laahiwali Macalin Maxamed iyo Saygeeda.
Dadkan oo kala jooga Kenya, Soomaaliya iyo Ogaadeeniya
waxay marlabaad Tahniyad farxad aan la qiyaasi karin xambaarsan
udirayaan Lamaanaha is caashaqay waa Mudane Qaasim Macalin
Maxamed iyo Shirhaan Marwo Buux Axmed.
Sidoo kale Maamulka iyohawlwadeenada Qorahay Media ayaa
iyaguna qoyskan cusub hambalyo aan la soo koobi karin hawada
u marinaya waxayna lamaanahan bulshada ku soo biiray leeyihiin
ilaahay ha idin liibaano hana idinka dhigo qoyskii udubkiisa
khayr lagu mudo noloshoodana farxad iyo daganaansho ku wadaaga
ubad khayr qabana rabbi ha idinku manaysto aamiin aamiin
aamiin.
Qorahay Media
qorahay99@yahoo.com