Ogaysiis muhiim ah: Jaaliyadaha Ogaadeenya ee ku dhaqan Magaalooyinka Perth & Melbourne waxaa lagu wargalinayaa in ay ka soo qayb galaan Banaamijka Cun oo Caawi.

Dec 19, (2012 (QOL) Ururka OYSU Pacific waxay ku war galinayaan dhamaan Jaaliyaadka Ogaadeenya ee ku dhaqan Australia guud ahaan gaar ahaan Magaalooyinka Perth & Melbourne in la qabanayo Barnaamij loogu magac daray Cun oo Caawi oo lagu qabanayo labada magaalo ee kor ku xusan waana barnaamij BBQ ah.

Hadaba hamogaanin waxaanad kaga bogan bogan kartaa xayisiintan hoos ka muuqata.


   
   
 
   Expedia
Contact: qorahay99@yahoo.com
Copyright 1999 - 2012, All rights reserved. Qorahay Online