Tacsi: Alle ha u naxariisto Marxuumad Caasha Cali Yuusuf oo todobaadkan ku geeriyootay Magaalada San Diego ee gobolka California.

Dec 28, 2012 (QOL) Dhamaan Jaaliyaadka Soomaalidda Ogaadeenya ee Westcoast ee Mareykanka waxay halkan tacsi uga dirayaan dhamaan ehelada iyo qaraabada ay ka baxday Marxuumad Caasha Cali Yusuf oo todobaadkan ku geeriyootay Magaalada San Diego ee gobolka Californiaee Cariga Maraykanka.

Tacsidan waxaa diraya Jaaliyadaha Ogaadeenya ee hoos ku qoran

Jaaliyadda S. Ogadenia San Diego
Jaaliyadda S. Ogadenia Seattle
Jaaliyadda S. Ogadenia Denver
Jaaliyadda S. Ogadenia Texas

Waxaan leenahay ilaahay sabir iyo iimaan ha inagasiiyo Marxuumadana qabriga ha u waasiciyo.
Aamiin Ammiin Amiin!


   
 
   Expedia
Contact: qorahay99@yahoo.com
Copyright 1999 - 2012, All rights reserved. Qorahay Online