Dec 29, (2012 (QOL)
Ururka OYSU ee Perth waxay ku war galinayaan dhamaan Jaaliyaada
Ogaadeenya & walaalaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada
Perth in la qabanayo Barnaamij loogu magac daray Cun oo
Caawi oo lagu qabanayo Cr Carcoola St and Lemana
Rd Nollamara Park iyadoo sababo dartood looga badalay
Kings Park oo markii hore loo qorsheeyay barnaamijka BBQ.
Hadaba hamoogaanin waxaanad kaga bogan kartaa
xayisiintan hoos ka muuqata.
