Dec 29, (2012 (QOL)
Xildhibaanda Baarlamaanka Soomaaliya oo guriga Umadda ee
Magaalada Muqdisho ku yeeshay ayaa cod buuxa ku ansixiyay
Wasirro ku xigeeno & Wisiirudawlayaalkii uu soo magaacaby
Ra’iisal wasaare Cabdi Farax Shirdoon (Saacid).

Hadaba kulanka xildhibaanada baarlamaanka
oo uu gudoominayay Afhayeenka Baarlamaanka Soomaliya Prof.
Maxamed Sheikh Cisman (Jawaari) ayaa lagaga dooday mooshin
ay qaar baarlamaanka ka mid ah soo gudbiyeen oo ay ku dalbadeen
Wasiro ku xigeenada & Wisiirudawlayaashu in ay Barlamaanka
aksooni weydiistaan.
Maanta ayaaugu dambayntii la ansixiyay Wasirro
ku xigeeno & Wisiirudawlayaashii dane Sacaid soo magacabay
waxaana lagu dhaariyay islagoobta ay ansixntu ka dhacaysay,
Ra'iisal waraase Sacid oo madasha ansixinta & dhaartu
kadhacaysay goob joog ahaa ayaa mudaneyaasha Barlamaanka
u mahadceliyay si aad ahana ugu amanaya qaabka ay hawlaha
horyaala u daadihinayaan.
Isha Wararka
Qorahay Media
qorahay99@yahoo.com