Deg-deg Madaxweynahii Hore ee Dalka Yeman Ali Abdullah Saleh oo hadda la toogtay

Monday, December 4, 2017       Views
Spread the love

Waxaa Daqiiqado ka Hor Goob Fagaare ah oo uu Khudbad ka Jeedinayay lagu Toogtay Madaxweynahii Hore ee Dalka Yeman Cali Cabdalla Saalax.

Illaa hadda ma Cadda Cidda ka dambeysay Toogashadiisa balse waxaa loo aanaynayaa inay Toogteen Kooxo kamid ah Dagaalyahanada Xuutiyiinta Yemen.

Mr Saalax ayaa Maalmo ka hor ku dhawaaqay inuu Wadahadal la galayo Xulufada uu Sucuudigu Hogaaminayo ee Dagaalka Xoogan kula jira Xuutiyiinta Yeman.

Qorahay Media

299 total views, no views today

FacebookTwitterGoogle+Share

Comments are closed.

[wpp]