Dhaanto Cusub oo macaan Dhanaan & Godey ubad yaa kuugu dhala dhayda geela & caano kula dhamoo dheeha yaa kaa dugsada

Warar

Dhaanto macaan oo maraysa gobalada Ogaadeenya waxayna dhaantadan muujinaysaa sida ay u jeclaan lahaayeen labo is jecel ayaga oo xor ah in ay ku dalxisaan dhulkaas Ogaadeenya. “Dhanaan & Godey ubad yaa kuugu dhala dhayda geela & caano kula dhamoo dheeha yaa kaa dugsada” dhaantadan waxay cadayn u tahay sida shacabka Ogaadeenya ee gumaysiga ku jira ugu baahan yihiin Xoriyad & in ay sida baniaadamku u nool yahay u noladaan waan hubaa kuwa badan oo u ciilan ama jecel dalkooda in ay aduunka daafihiisa daadsan yihiin.

HALKAN KA DHAGAYSO

19,464 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo Kooban.

Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo kamid ah Masuuliyiinta Sare ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO ahna Xubin kamid ah Gudiga Jabhadda ONLF u qaabilsan Wadahadalada ONLF & Ethiopia ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeediyay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi …

3,284 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Drs Cibaado Hirsi Mahad Hogaanka Dhaqaalaha ONLF – Shirkii Nairobi.

Hogaanka Dhaqaalaha Iyo Maaliyadda Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO Marwo Drs Cibaado Xirsi Mahad ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeedisay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi oo kasoo qayb galay Xaflad balaadhan oo ay Jaaliyadda Ogaadeenya ee Nairobi Madaxda JWXO …

3,441 total views, 0 views today

Share
Warar
Cududa ONLF iyo cidhib go’a Tigrayga

Marka aad aragto cududa shacabka halgamaaga ah ee ogaadeniya, .Marka aad aragto hanka iyo doonista sare ee Masuuliyiinta iyo hubnaha ONLF oo saldhigiisu yahay xoriyad iyo aayo katashi Midnimo iyo wadajir .Marka aad aragto hufnaanta iyo bisaylka madaxda iyo kaadirka Jabhada ONLF Waxaad garwaaqsanaysaa in ay maanta jwxo Joogto heer …

6,524 total views, 0 views today

Share