Dhagayso gabay lamagac baxay Godobraagtay oo ay Roda Afjano Ismacil Cumar Geele kula hadalayso

Sunday, December 3, 2017       Views
Spread the love

Abwaanad Roda Ibrahim Cabdi Gurey (Afjano) ayaa soo saratay gabay ay ugu wanqashay Godobraagtay kagana jawaabtay gurdanka xoogan ee ku wajahan shidaalka Ogaadeenya ceegaaga ee dadkii xaqa u laahaa ay ka soomanyihiin, waxay abwaanadu bagayga si gooni ah ugula hadashay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo ay u caqli celisay xaqiiqadana hor dhigtay runtiina waa gabay xiligiisii ku soo beegmay hoos ka dhagayso

roda11

Qorahay Media

1,992 total views, no views today

FacebookTwitterGoogle+Share

Comments are closed.

[wpp]