Dr. Mohamed Ismaciil Omar G/X Ururka ONLF oo maanta kadagay Garoonka Stochkholm ee dalka Sweden

Warar

Wararka naga soo gaadhaya dalka Sweden ayaa sheegaya in uu dalkaas maanta gaadhay Gudooyiye kuxigeenka Ururka ONLF Dr. Mohamed Ismaciil Umar isaga oo ka soo socotimay dalka Australia, Waxaa garoonka diyaaradaha ee Stockholm Arlanda Airport ku soo dhaweeyay xubno kamid ah Jaaliyadda, Gudoomiye kuxigeenka ayaa halkaas u tagay in uu la kulmo bulshadda qaybaheeda kala duwan.

Wariya Ubax oo ah wariyaha Qorahay Media ee dalka Sweden ayaa inoo soo diyaarin doonta socdaalka Gudoomiye kuxigeenka ONLF & Shirarka uu bulshada kula kulmayo kala soco wararkanaga dambe.

warbi warbi1

Qorahay Media

1,279 total views, 0 views today

Share
Warar
Qasnad Farax waa magaca gabay ay hadda tirisay Abwaanad Roda Ibrahim C. Gurey

Abwaanad Roda Ibarhim C.Gurey (Afjano) ayaa hadda barteeda Facebook soo dhigtay gabay kooban oo qoraal ah kaas oo ay ku cabirtay dareenkeeda ku aadan xabsiga uu ilahay Bashiir Axmed Makhtal ka soo saaray, gabayga oo ay abwaanadu ugu wan qashay Qasnad Farax ah ayay qayb hordhac ah bulshada u soo …

2,457 total views, 0 views today

Share
Warar
TAARIIKHDU WAA DHAXAL

Garaad makhtal daahir rabi naxaristi jano haka waraabiyo wuxuu mudo dheer Jeel ka maanta bashiir kasoo baxay ugu xidhnaa dawlada Ethiopia Waxa kaliya ee Loo haystay waa mabdi iisa gobonimo doon ilahay haw naxariistee makhtal dahir akhirki waa lasoodayay, hadafkiisi gobonimo doon halkii ayuu ka watay ilaa mawdku u yimid …

2,944 total views, 0 views today

Share
Warar
Shacabkii ku bara kacay colaada Ogaadeenya & Oromia laga dhex abuuray oo xaaladooda laga dayrinayo

Warar Qorahay media gudaha Ogaadeenay ka soo gaadhay ayaa sheegaya xaalad halis ah oo ay ku suganyihin dad aad u badan oo kamida haa shacabkii Soomalaida ah ee ku soo baro kacay colaada uu gumaysigu Ethiopia ka dhex huriyay labada sjhacab ee walaalaha aha waa Soomaalida Ogaadeenya & shacabka Oromia, …

8,564 total views, 0 views today

Share