Faahfaahin Ku Saabsan Shirkii Masar Iyo Itoobiya oo Aan Guuleysan

Warar

Waxaa Fashilmay Isku Daygii Lagu Doonayey In Xal Loogu Helo Xiisada Biya Xidheenka Xabashidu Wadatey Dowladda Masarna Ay Diidaneyd

118354-شكرى-ونظيره-الإثيوبى

Maalintii Talaadada Waxaa Booqasho Ku Tagey Caasimada Wayaanaha Ee Addis Ababa wSiirka Dibada Masar Saamix Shugri Waxey Kulmeen  Saraakiisha Ugu Sareysa Xabashida Oo Uu Uvu Horeeyo Haiyla Mariam Desailen

Wada Hadalka Oo Ay Albaabadu U Xidhnaayeen Ayaa Lagu Falanqeeyey Sidii Is Faham Looga Gaadhi Lahaa Xiisadda Sanooyinka Soo Socotay Iyo Heshiis Qoran In Laga Gaadho Maamulka Biya Xidheenka Iyo Siduu U Shaqeyn Doono

Masar Ayaa Soo Jeedisay In Bangiga Adduunka Uu Qeyb Ka Noqdo Gudiga Sadex Geesoodka Ah Ee Hore Loo Magac Aabay Qodobkaas Oo Ay Itoobiyaanku Ka Caga Jiideen Ayaa Guul Darro Ku Keenay Julankii Loo Hanweynaa

Dhanka Kale Baarlamaanka Masar Ayaa  Wasiirka Dibadda U Yeedhay Si Ay Wax Uga Weydiiyaan  Kulanka Addis ababa

Waxaa Xabashida Lagu Eedeeyey Inay Doonayaan Inay Biya Xidheenka Biyo Ku Leexiyaan Kahor Intaan Wadahadalka La Soo Afjarin Isla Markaasna Aan Heshiis Kama Danbeys Ah Laga Gaadhin

Xabashida Ayaa Kulankan Si Weyn Dhulka Isu Dhigeysay Kuna Celcelinaysay Inaaney Masar Cadow Iyo Khatar Ku Noqon Doonin Ayna Diyaar U Yihiin Inay Ilaaliyaan Saamiga Biyaha Masar Ay Hesho

Si Kastaba Ha ahaatee Waxaa La Sugayaa Jawaabta Xabashida Ee Ku Aaddan Inay Guddiga Qeyb Ka Noqdaan Xubno Ka Socda Bangiga Adduunka Oo Ay Masar Ka Dalbatay Ayna Codsadeen Inay Jawaab Ka Keeni Doonaan   Asbuucan Dhamaadkiisa Jawaabtaas Oo La Sheegayo Inay Noqon Doonto Col Iyo Nabad Hadba Kii Ay Itoobiyaanku Dooran Lahaayeen

Wadani Ali Qorahay Media

377 total views, 0 views today

Share
Warar
Qasnad Farax waa magaca gabay ay hadda tirisay Abwaanad Roda Ibrahim C. Gurey

Abwaanad Roda Ibarhim C.Gurey (Afjano) ayaa hadda barteeda Facebook soo dhigtay gabay kooban oo qoraal ah kaas oo ay ku cabirtay dareenkeeda ku aadan xabsiga uu ilahay Bashiir Axmed Makhtal ka soo saaray, gabayga oo ay abwaanadu ugu wan qashay Qasnad Farax ah ayay qayb hordhac ah bulshada u soo …

2,483 total views, 0 views today

Share
Warar
TAARIIKHDU WAA DHAXAL

Garaad makhtal daahir rabi naxaristi jano haka waraabiyo wuxuu mudo dheer Jeel ka maanta bashiir kasoo baxay ugu xidhnaa dawlada Ethiopia Waxa kaliya ee Loo haystay waa mabdi iisa gobonimo doon ilahay haw naxariistee makhtal dahir akhirki waa lasoodayay, hadafkiisi gobonimo doon halkii ayuu ka watay ilaa mawdku u yimid …

2,970 total views, 0 views today

Share
Warar
Shacabkii ku bara kacay colaada Ogaadeenya & Oromia laga dhex abuuray oo xaaladooda laga dayrinayo

Warar Qorahay media gudaha Ogaadeenay ka soo gaadhay ayaa sheegaya xaalad halis ah oo ay ku suganyihin dad aad u badan oo kamida haa shacabkii Soomalaida ah ee ku soo baro kacay colaada uu gumaysigu Ethiopia ka dhex huriyay labada sjhacab ee walaalaha aha waa Soomaalida Ogaadeenya & shacabka Oromia, …

8,590 total views, 0 views today

Share