Faallo: Bilawgii dagaaka ONLF Iiyo badbaadintii shacabka Ogadeniya Q3aad by Amiin Xaqdoon

Warar

Salaan hayga kiingaadho dhamaan shacabka soomaliyeed garahaan shacabka geesiga ah ee ogaadeniya
Waa Markale iyo qormadii Taxana ahayd ee aan ugu macagdaray Bilowgii dagaalka ONLF iyo badbaadintii shacabka Ogadeniya taariikh dhaqan iyo diin
faallo
Aqristayaasha sharaftalahoow qaydtii labaad ee faladu waxay inoogu joogtay faa idoyinka lagaadhay dagaalka dulmi diidka ah ee ay Jabhada ONLF kula jirto taliska gumaysiga itoobiya ee macangaga ah
.
Qaybta sadexaad ee faalada waxaan ku iftiiminaynaa sida shacabka ogaadeniya ugu qanacsanyahay gulufka dagaal ee ay Jabhada ONLF kula jirto gumaysiga itoobiya waxaana sooqadanaynaa tusaaloyin dhawr ah oo aan makhraati uga dhigayno kuna lifaaqayno hadalkeena si aad Akhristoow ugarwaaqsato waxa aan sheegayno inayna turxaan kujirin
.
Hadaba Hadii aan usoo daadagno dulucda iyo ujeedada kuna soo dhowaano meesha aan usoconay waxaa Markasta mihiim inoo ah inaan sooqadano raad tarikheed iyo qorshe cad oon kutilmaamayno araahda iyo qiyamka aragtiyeed een uleeyahay shacabka ogaadeniya oo ah Kan aan maanta kusoo qadanayno kuna lafagurayno faaladan
.
Akhristoow udhaga nuglaanta shacabka ogaadeniya Qorshaha dagaal ee ay jabhadu bolowday wuxuu ahaa mid ayshacabku kadhex arkeen wixii ay qarniyaal badan raadinayeen oo ahayd xoriyad iyo madaxbanani
.waxayna shacabku sibuuxda isagu raceen in xalka kaliya een xaqeena kuhelaynaa yahay dagaal Toosa oonlagalo taliska adhis ababa iyo cidankiisa sida gartarada ah kuyimid ciida ogaadeniya
.
Waana mida keentay adkaysiga iyo dhiiranaanta bulshada cadawgana qabjabisay
Waxaana odhankaraa kuqanacsanaanta in cadawga dagaal lagaga xoreeyo ogadeniya shacabku kuqancsanyahay waa guusha ugu Wayn een gaadhnay Waana wax aan kagaga duwanahay umahada kale inoona galay liiska geesi nimada
.
Dhanka kale Hadii aan kafiirino dhabar adayga
iyo Kalsoonida shacabka ogaadeniya waxaan kutilmaami karaa shacab mucjuso waayo waxaan haynaa dhacdooyin layaableh oo soogadhay shacabka lagumaysto kuwaasoo uu Dulmiiluhu rabay inuu kumajara habaabiyo shacabka mayalka adag ee toonista fog leh
Akhristoow gumaysigu Markuu arkay dareenka shacabka xornimadoonka ah garwaaqsadayna Inaan larabin heeryada gumaysiga iyo xukunkiisa Dulmiga kadhisan wuxuu sameeyay Arimo shacabka argagax galiya wuxuuna qaaday talaabooyin uu islahaa Dadka Waad kumuquunin kartaa
Waana mida keentay in waxyaabo aan aduunka horay uga dhicin lagu arko gudaha ogaadeniya
.
lasoco qaybta 4aad
W/Q Amiin Xaqdoon

784 total views, 0 views today

Share
Warar
Ciidamada Lugta Ah Ee Turki Oo Gudaha U Galay Deegaano Waqooyi Syria Ah Guulana Ka Sameynayo

Ciidamada Lugta Turkiga oo wata taangiyada dagaalka, ayaa Maanta gudaha u galay Waqooyiga Syria, si looga takhaluso dagaal-yahanada Kurdiyiinta Syria, iyadoona uu ujeedku yahay in laga saaro deegaanada ku teedsan xadka labada dal. Dowladda Turkiga, ayaa Sabtidii qaaday guluf ballaadhan oo ay qayb ka yihiin diyaaradaheeda dagaalka, kadib markii Madaxweyne …

4,453 total views, 0 views today

Share
Warar
Yaa Masuul Ka Ah FashilkaIyo Fowdada Dowlada Farmaajo? Wax Ka Ogow

Dad badan ayaa la yaaban isbedallada iyo fowdada ka dhex jirta dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo, iyadoo Masuuliin Badan Xilka zlaga Qaaday Halka Ay Qaar Kale Iyagu Iska Casileen Xilalkoodi Xogta aan helnay ayaa caddeneysa cidda qaska ku haysa dowladda Farmaajo, waxayna dad badan aaminsan yihiin …

4,910 total views, 0 views today

Share
Warar
Alshabaab Oo Wadada U Galay Ciidamo Koonfur Galbeed Ka Tirsan Iyo Khasaare Ka Dhashay

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya degaano ka tirsan Gobolka Baay dagaal khasaare dhaliyay ayaa waxa uu dhex maray Ciidamo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab. Xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa weerar jidgal ah u dhigay Ciidamo ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur …

5,313 total views, 0 views today

Share